Sunday, May 12, 2024

Turkiga oo xirxiray 44 qof oo basaasiin u ahaa sirdoonka Israel ee Mossad

Ciidamada sirdoonka Turkiga ayaa xirey 44 qof oo lagu eedeeyey inay basaasayeen muwaadiniinta Falastiiniyiinta, hay’adaha iyo ururrada aan dowliga ahayn ee degan Turkiga Waxaa lagu...

RW Xamse oo dhagax dhigay dhismaha garoonka dayuradaha Aadan Yabaal (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha dalka Hamza Abdi Barre oo maanta booqday degmada Aadan yabaal ee gobolka Sh/dhexe oo ka hadlayay meel fagaare ah ayaa sheegay in...

(Daawo Sawirro) Sida Raisul Wasaaraha Somalia loogu soo dhoweeyey Aadan Yabaal

Wafdi uu hoggaaminayo Ra'iisul wasaaraha dalka ayaa gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe oo ka mid ah magaalooyinka ugu muhiimsan ee cadowga...

(Sawirro) Xulka Argentina oo si xarago leh ugu soo baxay finalka Koobka Aduunka

Xulka kubada cagta Argentina ayaa u soo baxday finalka koobka aduunka ee ka socda Qatar ka dib markii ay 3-0 kaga adkaadeen Xulka Croatia. Messi...

Madaxweyne Cyril Ramaphosa oo dirqi kaga badbaaday in xilka laga xayuubiyo

Xildhibaanada Baarlamaanka dalka Koonfur Afrika ayaa laalay go'aan lagu doonayey in xilka laga qaado madaxweynaha dalkaasi Cyril Ramaphosa. Waxaa Ramaphosa lagu eedeeyey musuqmaasuq iyo inuu...

Xasan shiikh oo kulan la qaatay safiirka Maraykanka ee Qaramada Midoobey (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay Shir-madaxeedka Iskaashiga Afrika iyo Mareykanka ayaa kulan doceed la qaatay Safiirka Maraykanka...

Malaayiin qof oo joojinaya isticmaalka barta Twitter & Xog ku aadan sababta

Madasha warbaahinta bulshada ee Twitter ayaa arki doonta qaxa dadka isticmaala qaarkood sababo la xiriira isbeddelada uu sameeyay milkiilaha cusub iyo madaxa fulinta Elon...

Wasiiro ka tirsan Xukuumada oo qorshe howledkooda u gudbiyey RW Xamse (Sawirro)

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa galabta ka guddoomay Qorshe Howleedkooda sanadka 2023, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Cali Xaaji Aadan, Wasiirka...

Xamse Barre oo la kulmay Masuuliyiin ka kala socotay heyaddo caalami ah (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Xarunta la Qabsiga Cimilada iyo Ilaalinta Deegaanka ee IGAD,...

Muxuu yahay dalabka culus ee Madaxweynaha Ukraine u diray dalalka reer Galbeedka?

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa mar kale ku cadaadiyay hogaamiyayaasha reer galbeedka isniintii in ay siiyaan hub hor leh oo dalkiisa ka caawiya dagaalka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs