Ciidamo dowladeed oo tuulada Karma ku laayey dad ka badan 130 shacab ah (Sawirro)

Dadka deegaanka iyo kuwa ka badbaaday xasuuq ka dhacay tuulo ku taal dalka Burkina Faso ayaa Sabtidii sheegay in 136 qof oo ay ku...

Xulka Qaranka 17-jirada Somalia oo guuldaro kala kulmay Ciyaartii Algeria (Sawirro)

Waxaa  goor dhow soo idlaatay ciyaartii la wada sugayey ee Xulka Qaranka Somalia ee 17-jirada oo kulankoodii ugu horreeyay koobka Qaramada Qaaradda Afrika la...

DAAWO TOOS: Ciyaarta Xulka Qaranka 17-jirada Somalia iyo dhigooda Algeria

Waxaa  goor dhow bilabatay ciyaartii la wada sugayey ee Xulka Qaranka Somalia ee 17-jirada oo kulankoodii ugu horreeyay koobka Qaramada Qaaradda Afrika la yeelanaya...

Duqeyn ka dhacday xarun keyd shidaal ay leeyihiin Ciidamada Ruushka (Sawirro)

Duqeymo diyaaradeed ayaa sababtay dab ka kacay xarun lagu keydiyo shidaalka oo ku taal dekedda Sevastopol ee gobolka Crimea, taasoo cirka u dirtay qiiq...

(Sawirro) Shan qof oo lagu dilay toogasho cusub oo ka dhacday Mareykanka

Shan qof oo uu ku jiro ilmo 8 jir ah ayaa lagu dilay toogasho ka dhacday guri ku yaalla degaanka Cleveland gobolka Texas ee...

C/raxmaan C/shakuur: “Labo wajiileynta waa meherada keli ah ee siyaasadda Somalia ka furan”

Waxaan ahay xildhibaan ku jira 6 Whatsapp group ka billawda kan beesha hoose ee Cayr, ku xiji kan Habargidir, Hawiye, xildhibaannada Galmudug, mid loo...

Senator Fartaag oo gaaray degmooyin ka tirsan Gedo, kuna dhawaaqay dagaal (Sawirro)

Senator Cabdullaahi Shiikh Ismaciil Fartaag oo ka mid ah Xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa Maanta Booqasho ku tegay degmooyinka Baardheere iyo Doolow ee...

Congreska Mareykanka oo diiday qaraar ku saabsan Ciidamada ka jooga Somalia

Aqalka Congresska dalka Maraykanka ayaa ka hor yimid qaraar lagu dalbanayay in ciidamada Mareykanka ee ku sugan Soomaaliya lagasoo saaro sanad gudihiis. 321 ka mid...

(Sawirro) Soomaali laga soo badbaadiyey dagaalka Khartuum oo la gaarsiiyey Jubba

Ku dhawaad 80 Soomaali ah oo ka baxsaday colaadda ka taagan magalada Khartuum ayaa diyaarad lagu geeyay caasimadda South Sudan ee Jubba. Waxaa gurmadkaas u...

Roobab lagu diirsaday, dhinaca kalena khasaare geystay oo ka da’ay Muqdisho (Daawo)

Roobab xooggan ayaa ka da'ay maanta magaalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda kuwaasoo ah kuwa xiligii gu’ga oo aalaaba bilowda sanad kasta marka la soo gaaro...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs