Saturday, May 4, 2024

DAAWO TOOS: Munaasabadda calan-saarka 26-ka Juun oo ka socota caawa Muqdisho

Munaasabad lagu xusayo 60 sano guuradii ka soo wareegtay 26-Juun 1960 oo ku beegan markii calan Soomaaliyeed oo xor ah laga taagay dhul Soomaaliyeed,...

Xoogaga Ahlusunna oo galay Dhuusamareeb iyo rasaas goos goos ah oo la maqlayo

Xiisad colaadeed ayay saaka ku waabariisatey Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug ka dib markii qeybo ka mid ah xaafadaha magaalada ay soo galeen xalay...

Madaxweyne Cagjar oo soo saaray amar lagu xoojinayo qoraalka afka Soomaaliga

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Muxumad Cagjar ayaa amar lagu xoojinayo qoraalka afka Soomaaliga ka soo saaray magaalada Jigjiga. Mustafe Cagjar ayaa ku amray ganacsatada...

Tallaalka SINOVAC oo Muqdisho la keenay & Wasiirad Fowsiya oo guddoontay (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr. Fawziya Abiikar Nur ayaa Maanta Tallaalka  SINOVAC oo ka mida Tallaalada ka hortaga Covid-19 ka Guddoonaty Safiirka...

Golaha Wasiirada Somalia oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa maanta meel mariyay natiijadii kasoo baxday hubinta iyo tirakoobka shaqaalaha rayidka ah ee dowladda iyo xeer nidaamiyaha machadka...

Booliska Dumarka ah ee Israel oo xabsiyada laga Mamnuucay (Sabab yaab leh)

Dumarka askarta Israel ayaa laga mamnuucayaa inay noqdaan ilaalada xabsiyada sare ka dib markii lagu eedeeyay inay galmo la sameeyeen maxbuus Falastiini ah. Warbaahinta Israa’iil...

Farmaajo oo talooyin ka dhegeystay RW ku-xigeenkii hore ee dalka (Sawirro)

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Marwada Koowaad Maamo Saynab Cabdi Macallin ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ra’isulwasaare Ku Xigeenkii hore ee dalka...

Wafdi culus oo maanta ku soo wajahan Muqdisho iyo jidadka muhiimka ah oo xiran

Inta badan waddooyinka waaweyn ee Magaalada Muqdisho ayaa saaka aroornimadii la xiray iyadoo sababtana lagu sheegay wafdi caalami ah oo ku soo wajahan magaalada Ilo...

Akhriso: Dacwad ka dhan ah Mahad Cawad oo loo gudbiyay Gudoomiyaha Golaha Shacabka

Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo kamid ah Xildhibaanada golaha Shacabka Soomaaliya ayaa dacwad ka dhan ah Gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha Shacabka Mahad Cabdalle...

Akhriso: Jadwalka cusub ee Ciyaaraha dowlad goboleedyada & Gobolka Banaadir

Wasaaradda Dhallinyarada Iyo Cayaaraha XJFS iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed ayaa soo saaray jadwalka cusub ee tartanka ciyaaraha dowlad goboleesdyada iyo gobolka Banaadir Tartankan oo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs