Saturday, May 18, 2024

Maalinta la dhaarinayo Xildhibaanada cusub ee Golaha shacabka oo la shaaciyey

Guddiga doorashada heee federaal ayaa soo saaray caawa jadwal cusub oo ku shaqeyn doono, maadaama maanta oo taariikhdu tahay 15-ka Maarso ay ku ekeyd...

Khadiijo Adan Daahir oo ka soo horjeesatay shaqo joojintii lagu sameeyey

Guddoomiyihii Xiriirka Ciyaaraha fudud ee Somalia Marwa Khadiijo Aadan Dahir ayaa ka soo horjeesatay shaqo joojinti lagu sameeyey Waxay sheegtay in gudoomiye Ku-xigeen keeda uusa...

Qaramada Midoobay oo ka digtay halis ku soo wajahan dalal ay ku jirto Somalia

Qaramada Midoobay ayaa ka digaysa in malaayiin qof oo ku nool Geeska Afrika, ay la daalaa dhacayaan gaajo iyo dhibaatooyin caafimaad, oo ay sababeen...

Heyadda ICAO oo Somalia ku amaantay arin ay muddo kooban ku hirgelisay

Wasiirka duulista hawada dowladda FS marwo Fardowso Cusmaan Cigaal oo uu wehliyo maareeyaha hay’adda duulista rayidka Soomaaliyeed Axmed Macalin ayaa maanta magaalada Nairobi ee...

Fashil taariikhi ah oo ku dhacay ciyaartii caawa dhexmari laheyd Waaberi & Dharkeynley

Ciyaar Final ah oo caawa lagu waday iney garoonka Eng. Yariisow ee magaalada Muqdisho ku dhexmarto xulalka degmooyinka Waaberi iyo Dharkeynley ayaa daqiiqadihii ugu...

Dabley hubeysan oo nolosha ku gubay Soddon qof oo shacab ah

Ugu yaraan 30 rakaab ah oo saarnaa bas marayey gobolka Sokoto ee dalka Nigeria ayaa geeriyoodey kadib markii ay dabley qabadsiiyeen dab. Burcada hubeysanayaa sanadkii...

Dowlada Somalia oo dib u dhis ku sameyneysa Xaruntii Turubataariyo (Daawo Sawirro)

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa dhagax dhigay dhismaha xarunta ciidanka ilaalada canshuuraha ee loo yaqaan (Turubataariyo) isagoo sheegay  inay  saldhig...

(Qiso Murugo leh) Dhaqtar uu dawo u doontay ayaa noloshiisa u bedelay rajo beel...

Marxaladaha ay marto Nolosha bani aadamka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka uu u shaqeysan karo aduunyo iyo...

Maraykanka oo digniin adag siiyey Milateriga afgembiga ka sameeyey Sudan

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Antony Blinken, ayaa bartiisa Twitter-ka ku soo qoray in Mareykanku uu garab taagan yahay shacabka Sudan wuxuuna sheegay in talaabo...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs