Sunday, May 19, 2024

Madaale oo kulan sagootin ah la qaatay dhibane Deeqa Maxamed Makaraan (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan ambabixin ah xafiiskiisa kula qaatay dhibane Deeqa Maxamed Makaraan oo...

Xasan Cai Khayre oo si xooggan u cambaareyay heshiiskii Muuse Biixi & Abiye Axmed...

Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Cai Khayre ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay heshiiska dowladda Itoobiya sheegtay in ay la gashay maamulka...

Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho & faahfaahino ka soo baxaya

Jugta qarax xooggan oo goor dhow dhacay ayaa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah Magaalada Muqdisho. caasimada Somalia. Qaraxan ayey wararka hordhaca ah...

Nin Toorey ku hubeysan oo dhaawacay Ciyaartoy caan ah iyo dad kale (Sawirro)

Ciyaaryahanka kubada cagta Monza Pablo Mari ayaa wajahaya ku dhawaad ​​labo bilood oo uu garoomada ka maqnaan doono ka dib markii qaliin lagu sameeyay...

Dowlada Ciraaq oo Sweden u gudbisay dalab la xiriira ninkii gubay Kitaabka Qur’aanka

Wasaaradda arrimaha dibadda Ciraaq ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay inay u yeertay safiirka Sweden, kana codsatay in loo soo gacan geliyo ninka...

Maxaa ka jira in Rooble uu Dhuusamareeb u tagay wadahadalka Ahlusunna?

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Rooble uusan Dhuusamareeb...

Ciidanka Danab oo sheegay iney burburiyeen Saldhig ay lahaayeen Al-Shabaab (Sawirro)

Ka dib howlgal qorsheysan oo ciidanka kumaandoska Danab ee Xoogga dalka ka fuliyeen degaan lagu magacaabo Lafaha-ragga oo u dhow magaalada Kismaayo ayey gabi...

Tartan natiijadiisa la baabi’iyey markii la ogaaday iney ku guuleysatay gabar Soomaali ah

Tartan cunto karin oo ay ka qeyb galeen haween ka soo kala jeedo dalal kala duwan ayaa natiijadiisa la baabi'iyey ka dib markii la...

Maamulka G/Banaadir oo ganaax ku soo rogay dadka aan qaadanin Af-xirka

Mamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray go’aano la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus ee dalka ku soo laba kacleeyay, kuwaasoo ku socda...

Ciidanka NISA oo deg. Xamar-weyne ka fuliyey howlgal lagu qabtay ganacsade caan ah

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan howlgal culus oo xalay saqdii dhexe ciidamada nabad Sugida ee sida gaarka ah u tababaran ay ka fuliyeen...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs