Thursday, May 23, 2024

Kumuu ahaa wiilka uu dhalay Xassan Shiikh ee kala soo muuqday furinta dagaalka?

Baraha bulshada ee Soomaalida ayaa si weyn loogu shaaciyay sawir wiil dhallinyaro ah oo albaabka gaariga ka furayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud iyadoo...

Laftagareen oo Buur hakaba ka dhagax dhigay labo Mashruuc oo waaweyn (Sawirro)

Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo ay wehliyaan Wasiirka Arimaha Gudaha, Wasiirka Howlaha Guud, Xildhibaano ka tirsa Baarlamaanka Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaha Gobolka Baay...

Maxaa ka dhacay degaanka Masaajid Cali-guduud? (DF oo War soo saartay)

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Gen Cabdullaahi Cali Caanood ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal ay maanta Ciidamada Xoogga oo kaashanaya dadka degaanka kula wareegeen degaaanno iyo...

(Sawirro) Duqa Muqdisho oo qodob xasaasi ah kala hadlay saraakiisha Xoogga dalka

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa kulan looga hadlayay howlgallada Gobollada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha dhexe looga sifeynayo...

Qoorqoor oo xariga ka jaray xarun ay baahi weyn u qabeen shacabka Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye oo uu wehliyo agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa xarigga ka...

Dabaaldegyo waaweyn oo ka socda Magaalooyinka dalka Itoobiya (Sawirro)

Magaalooyin badan oo ka tirsan dalka Itoobiya waxaa ka socda dabaaldegyo waaweyn oo lagu soo dhoweynayo heshiiska ay magaalada Adis ababa RW Abiy Ahmed...

Dowlada Somalia oo ka hadashay walaaca laga qabo cudurka Ebola ee ka dilaacay Ugandha

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka jawaabtay dareenka Bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan xannuunka Ebola ee laga helay dalka Ugandha. Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Drs....

Nin xirnaa lebiska dumarka iyo Indho-shareer oo Muqdisho lagu qabtay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Booliiska ay degmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir ku qabteen nin ku lebistay Dharka Dumarka oo...

Wasiir Cawad & danjire James Swan oo kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho (Sawirro)

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Wakiilka...

Q/Midoobay oo Bilyan Dollar u dalbatay wax ka qabashada abaaraha Somalia (Sawirro)

Madaxa bini'aadantinimada ee Qaramada Midoobay ayaa saadaaliyay Talaadadii in ugu yaraan 1 bilyan oo doolar si deg deg ah loogu baahan yahay si looga...

News in English

Advocating for Democratic Governance Over Tribal Governance in Somalia

Somalia exhibits a de facto system of governance blending tribal and democratic elements, shaped by its unique historical, cultural, and political context. Within this...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs