(Sawirro) Wararkii ugu dambeeyey qaraxii saaka ka dhacay Ex-Kontrol Afgooye

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo saaka ka dhacay nawaaxiga isgoyska Ex-koontarool Afgooye ee magaalada Muqdisho kaasoo la soo sheegayo inuu sababay...

(Sawirro) Golaha Wasiirrada Xukuumadda Somalia oo ansixiyey Miisaaniyad KMG ah

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo guddoominayay Ra’iisul Wasaare Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Miisaaniyad KMG ah oo dhan US$ 206,474,223,...

Guddoomiye Cismaan Dhicisow oo ka hor yimid Shaqo joojin lagu sameeyey

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ee Maamulka Hirshabeelle Cali Jeyte Cismaan ayaa Maanta shaqo joojin ku sameeyay Guddoomiyaha Magaalada Baladweyne. Wareegto kasoo baxday Guddoomiye Cali Jeyte ayaa...

Cali Yare oo kashifay koox ka mid ah Nabad iyo nolol oo fashiliyey dowladii...

Gudddoomiye ku-xigeenkii hore ee amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir, Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) ayaa bilaabay baahinta qoraalo taxane ah oo uga hadlayo...

Dowlada Somalia oo si kulul u beenisay War laga sii daayey Warbaahinta gudaha (Sawirro)

Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u beenisay in Al-Shabaab ay joojiyeen dayactirkii ka socday Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho, kadib warbixinno laga soo...

(Akhriso) Gudiga doorashada Puntland oo shaaciyey Liiska kumanaan Musharax

Guddiga Doorashooyinka Puntland ayaa shaaciyey Liiska Musharrixiinta Golayaasha Deegaanka oo ku dhow 4kun oo ruux, dadka ugu badan waxa ay ka sharraxan yihiin Kaah,...

Farmaajo oo la kulmay, Madaxda Ahlu sunna & Guddiga dib u heshiisiinta Galmudug (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Muqdisho, kaddib markii uu xalay kusoo xiray magaalada Dhuusamareeb wajiga...

Cali Guudlaawe oo amar siiyey laamaha amniga ka dib weerarkii ka dhacay Baladweyne

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa cambaareeyay falkii caawa ka dhacay afaafka hore Madaxtooyada Magaaalada Beledweyne oo ay ku geeriyoodeen Allaha u naxariistee...

Isbedel cusub oo lagu sameeyey amniga Xarunta Maamulka gobolka Banaadir

Ciidamo cusub ayaa galabta lagu wareejiyey amniga xarunta maamulka gobolka Banaadir oo labo bilood ka hor uu ka dhacay qarax lagu dilay dad badan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs