(Sawirro) Wasiir Cawad iyo danjire Qin Jian oo qodobo Muhiim ah ka wada hadlay

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga, Axmed Ciise Cawad ayaa ku qaabilay Muqdisho safiirka China u fadhiya Soomaaliya, Mudane Qin Jian, iyadoo laga wada...

Dowlada Somalia oo shaacisay xiliga loo fariisanayo Imtixaanka dugsiyada Sare

Wasaaradda Waxbarashada Somalia ayaa caawa shaacisay xiliga uu bilaabanayo Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee dalka. Qoraal ka soo baxay caawa wasaarada Waxbarashada ayaa...

La-taliyaha RW: “Xildhibaanad Aamino waxaa loo dilay kiiskii Ikraan Tahliil”

La Taliyaha Ra’iisul Wasaaraha Somalia Avv. Cumar Dhagey ayaa sheegay inuu jiro tuhun weyn oo ku saabsan in dilka Xildhibaanad Aamino uu la xiriiro...

Dowlada Soomaaliya oo soo saartay amar la xiriira Maalmaha Ciidul adxaa (Akhriso)

Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa awaamiir ka soo saartay nidaamka xoola qalka Maalmaha ciidda. Shirkadaha iyo Hay’addaha sameynaya Udxiyada ayey...

Afhayeenka G/Banaadir oo beeniyey Warar lagu faafiyey Baraha bulshada

Afhayeenka Gobolka Banaadir Mudane Saalax Xasan Cumar ayaa beeniyey warar been abuur ah oo lagu faafiyay qaar ka mid ah baraha-bulshada taasi oo lagu...

Shiikh Shariif: “Dalku wuxuu ku jiraa xaalad halis badan oo aan la dhayalsan karin”

Madaxweynihii hore ee Somalia Shiikh Shariif Shiikh Axmed haatana ka mid ah musharaxiinta doorashada madaxweynaha ayaa walaac ka muujiyey xaaladaha amani daro ee ku...

Saciid Ciise: “Deni wuxuu Puntland u horseeday Doorasho dadweyne”

Madaxweynaha Puntland Mudane Saciid Cabdullahi Deni ayaa wuxuu dowlad goboleedka ku yaal Waqooyi Bari Soomaaliya ee Puntland uu u horseeday doorasho qof iyo cod...

(Sawirro) RW Khayre oo ka qeyb xaflad taageero ah oo lagu qabtay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo Muqdisho uga qayb galay munaasabad madaxda qaranka looga mahad celiyay xulashadooda duqa cusub ee Muqdisho,...

Guddiga doorashada oo shaaciyay tirada Xildhibaanada maanta la siiyey shahaadada

Guddiga doorashada heer federaal ayaa shaaciyey tirada xildhibaanada labada aqal ee maanta qaatay shahaadada Xildhibaanimo Qoraal ka soo baxa gudigga ayaa sheegay in Guud ahaan...

Xassan Shiikh oo ka qeyb galay isku soo bax lagu xusayey 1-da Luulyo (Sawirro)

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheikh Maxamud ayaa ka qeyb galay dibed bax ay ka qeyb galeen kumanaan dadweyna ah oo isugu soo baxay garoonka...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs