Friday, May 17, 2024

Guddoomiye Shaafi Raabi oo u geeriyooday dhaawacii qaraxa Kismaayo ka soo gaaray

Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubbaland Shaafi Raabi Kaahin ayaa goor dhow ugu geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Kismaayo dhaawac ka soo gaaray qarax ismiidaamin ah...

Dilal caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo Wararkii ugu dambeeyey

Kooxo bastoolado ku hubeysan ayaa caawa labo nin ku dilay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho sida ay sheegayaan wararka degmadaas naga soo gaaraya. Labada nin...

Xitaa lug lama ogola – jidadka Muhiimka ah ee Muqdisho oo caawa la xiray...

Ciidamada DF ayaa caawa xiray qaar ka mid ah wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Muqdisho, kuwaasoo loo diiday gaadiidka iyo dadka lugeynaya intaba. Meelaha la...

Israel oo Duqeyn ku leysay Wiilal uu dhalay hogaamiyaha Xamaas Ismail haniyah (Sawirro)

Ciidamada Israa'iil ayaa sheegay Arbacadii inay dileen saddex caruura oo uu dhalay hoggaamiyaha sare ee Xamaas, Ismaaciil Haniyah, ka dib weerar dhinaca cirka ah...

Ciidamo ka tirsan Kenya oo qarax lagu laayey & Al-Shabaab oo War soo saartay

Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ayaa la sheegay in qarax lagula eegtay degaan u dhow Magaalada Lamu, kaasoo khasaaro dhimasho iyo dhaawac leh geystay. Qaraxa...

Wasiir ka tirsan Maamulka Somaliland & Ilaaladiisa oo laga helay cudurka Coronavirus

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Somaliland Saleeban Yuusuf Koore ayaa goor dhow shaaca ka qaaday in laga helay Cudurka halista ah ee Coronavirus Saleeban Yuusuf Koore oo...

Shacabka magaalada Muqdisho oo niyad jab xoogan lasoo darsay

Shacabka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aad uga niyad jabsan amaanka sii xumaanaya ee caasimada iyo wadooyinka muhiimka ah ee magaalada oo noqday kuwa...

(Sawirro) Wafdi ka socda Itoobiya oo gaaray Makelle ka dib dagaalo labo sano socday

Wafdi ka socday Dowlada Itoobiya ayaa markii ugu horeysay muddo ku dhow laba sano gaaray magaalada Mekelle ee caasimadda Tigray si ay ugu biiraan...

Xamaas oo baahisay Muuqaal laga soo duubay labo ka mid ah la heystayaasha Israel

Xamaas ayaa baahisey muuqaal muujinaya caddayntii ugu horreysay ee nolosha labo ka mida maxaabiista ay gacanta ku hayaan ee lagu haysto Qasa. Muuqaallada waxaa ka...

Tahriibayaal Soomaali ah oo dib loogu celiyey dalka Turkiga ka db markii..(Sawirro)

Ilaalada Xeebaha ee dalka Greece ayaa dib ugu celiyay dalka Turkiga muhaajiriin Soomaali ah oo doonayay inay tahriib ku galaan wadamada Yurub. Sida wararku sheegayaan...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs