Saturday, May 18, 2024

Sii hayaha RW: “Argagixisadu ma hakin karto dadaalka nabad ku soo dabaalidda dalka”

Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa caddeeyay in hagardaamada wax uu ugu yeeray aragagixisadu aysan hakin doonin dadaalka dowladda iyo...

Taliye cusub oo loo magacaabay qeybta Booliska Waliyow cadde

Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa xilalkii ka qaaday taliyaha qeybta Waliyow Cadde ee G/Banaadir iyo qaar ka mida taliyeyasha Booliska degmooyinka Gobolka Banaadir. Taliyaha Ciidamada...

Al-shabaab oo soo bandhigtay hub iyo gaadiid ay ku qabsatay dagaalkii Qaayib (Sawirro)

Kooxda Al-shabaab ayaa goob aan la sheegin ku soo bandhigtay gaadiid dagaal iyo hub kala duwan oo ay sheegeen iney ku qabsadeen dagaalkii weynaa...

Xassan Shiikh oo la kulmay Saraakiil tababar Milateri ku qaadanaya Doha (Sawirro)

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay  Saraakiil iyo Saraakiil-xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka Sida oo tababar uu uga socda dalka Qatar. Madaxweynaha ayaa la...

Muxuu Rooble kala hadlay Guddiyada Doorashada Federaalka & kan G/Woqooyi?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la qaatay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo kan doorashada Gobollada Woqooyi (SEIT). Kulanka...

Al-Shabaab oo sheegtay inuu si dirqi ah kaga badbaaday taliyaha Booliska G/Banaadir

Xarakada Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda Qarax caawa ka dhacay  xaafadda Cali Kamiin oo ka tirsan degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho. Warbaahinta ku hadasha afka kooxda Alshabaab...

Dagaal Khasaare geystay oo saaka ciidanka DF & Al-shabaab ku dhexmaray degaanka..

Dagaal ayaa la soo sheegayaa inuu saaka ka dhacay degaanka Daynuunay ee ku dhow magaalada Baydhabo oo ay fariisin ku leeyihiin ciidanka Dowladda Federaalka...

Safiirkii Somalia u fadhiyey Sacuudiga oo iscasilay isagoo ka cabanaya Hinda Culusow

Safiirkii dowlada Soomaaliya u fadhiyay dalka Sacuudiga Saalim Macow Xaaji ayaa inuu iska casilay xilkaas, isagoo ka cabanaya madaxa hab-maamuuska Madaxweyne Xasan Shiikh Hinda...

Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka oo galabta gaaray Magaalada Dhuusamareeb (Sawirro)

Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaa galabta ah gaarey Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug. Taliye odawaa oo ay wehliyeen Saraakiil ciidan ayaa...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs