Friday, May 17, 2024

Dowlad Carbeed oo dhax dhaxaadineysa dowladaha Iiraan iyo Mareykanka

Waxaa sii xoogeesanaya xiisada siyaasadeed ee xiligan ka dhax aloosan dowladaha Iiraan iyo Mareykanka, waxaana labada dal madaxdooda hawada isku marinayaan fariimo xaalada uga...

Socodka gaadiidka Nairobi iyo Mandhera oo la hakiyey & cabsi soo korortay

Saraakiisha amaanka dowladda Kenya ayaa sheegay iney hakad geliyeen gaadiidkii isaga goosha magaalada Nairobi iyo degmada Mandhera. Waxay intaas ku dareen in inta u dhaxeysa...

Erdogan oo ka qeyb galay Arooska Ciyaaryahan Dunida caan ka ah (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha dalka Turkiga, Racep Tayyip Erdogan iyo marwadiisa ayaa ka qeyb galay xaflada arooska ciyaaryahanka caanka ah ee Mesut Ozil oo ka dhacay magaalada Istanbuul...

Fanaanad u dhalatay dalka Mareykanka oo qaadatay Diinta Islaamka (Sawirro)

Fanaanadda American-ka ah ee Della Miles oo kasoo dhinac shaqeysay fannaaniinta Michael Jackson iyo Whitney Houston ayaa qaadatay diinta Islaamka, iyada oo sheegtay in...

Nin 100-sano jir ah oo dil u xirnaa oo 18-sano kadib xabsi laga sii...

Dowlada Nageria ayaa cafis u fidisay nin 100-sano jir ah oo xabsi aad loo ilaaliyo ku xirnaa, ninkan ayaana lagu helay dambi ah in...

RW Abiy Ahmed oo maanta gaaray Magaalada Khartuum (Daawo Sawirro)

Ra'iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa ka dagay magaalada Khartuum ee xarunta u ah dalka Suudaan. Xafiiska Ra’iisulwasaaraha Itoobiya ayaa Twitterka soo dhigay sawirrada markii...

Abiy Axmed oo dhax dhaxaadinaya Milatariga Sudan iyo Isbaheysiga Mucaaradka

Ra'isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa magaalada Khartuun ee caasimada dalka Sudan u tagaya dhax dhaxaadinta milatariga la wareegay Xukunka dalka Sudan iyo...

Go’aan adag oo ka dhan ah Milatariga Sudan Xukuma oo lasoo saaray (Daawo Sawirada)

Golaha Amaanka iyo nabada ee Midowga Afrika ayaa kulan deg deg ah ay yeesheen waxa ay kasoo saareen go'aan ka dhan ah Milatariga xooga...

Qadar oo soo bandhigtay Diyaarado dagaal oo ay soo iibsatay (Daawo Sawirada)

Dowlada Qadar ayaa soo bandhigtay diyaarado dagaal casri ah oo ay kasoo iibsatay dowlada Faransiiska, waxaana diyaaradahan casriga ah dhawaan la geeyay dalka Qadar...

Dood adag oo ka taagan hub 8-Bilyan Dollar looga iibinayo Sacuudiga iyo Imaaraadka

Senatorada Mareykanka ee Jamhuuriga iyo Dimoqraadiga ayaa sheegay inay soo saari doonaan sharci hor-istaagaya qorshaha madaxweyne Trump uu Sacuudiga iyo Imaaraadka uga iibinayo hub...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs