Thursday, May 16, 2024

War cusub oo kasoo kordhay Xiisadii u dhaxeesay Imaaraadka iyo Sacuudiga

Hoggaamiyayaasha Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta ayaa Isniintii ku kulmay magaalada Riyadh, si ay u adkeeyaan xiriirkooda kadib markii dhowaan labada dowladood ay hadallo hawada...

Sidee looga ciiday degmada Ceelbuur oo ay gacanta ku heyso Al-Shabaab (Sawirro)

Degaanada ay gacanta ku heyso Al-shabaab ee koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa si weyn looga dabaaldegay maanta munaasabada Ciidul adxaa. Magaalada Ceelbuur ee gobolka Galguduud...

Magaalada Jigjiga oo si weyn looga dabaaldegay Munaasabada Ciida (Sawirro)

Kumannaan qof ayaa munaasabadda salaadda ciidda Carafo ku tukaday barxadda garoonka weyn ee ciyaaraha magaalada Jig-jiga ee caasimadda Deegaanka Soomaalida. Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida, Mudane...

(Daawo Sawirro) Shacab ku mashquulsanaa diyaar garowga ciida oo qarax lagu laayey

Weerar bambaano oo lagu qaaday suuq mashquul badan oo ku yaalla magaalada Baqdaad ee dalka Ciraaq ayaa lagu laayey ugu yaraan 35 qof halka...

Maraykanka oo go’aan ka soo saaray Soomaalida sharci darada ku joogta dalkaas

Xoghayaha Amniga Gudaha ee Dowladda Maraykanka Alejandro N. Mayorkas ayaa ku dhowaaqay in dadka Soomaalida ah ee sharciga aan ku lahayn Maraykanka 18 bilood...

Kartoonistihii caanka ahaa ee u Gefey Nebigeena Muxumad CSW oo dhintay

Kartoonistihii aflagaadeeyey Nebigeena Muxumad CSW ee lagu magacaabi jirey Kurt Westergaard oo u dhashay dalka Denmark ayaa geeriyooday, kadib, markii uu in muddo ah...

Mustafe Cagjar oo sagootiyay ciidamo Soomaali ah oo loo diray dagaalka Tigray (Sawirro)

Boqolaal ka tirsan ciidanka dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ee Liyuu Boolis ayaa maanta u ambabaxay Gobolka Tigray ee ay dagaaladu ka Socdaan. Madaxweynaha Dowlad Deegaanka...

Madaxweyne Markii Afraad loo dhaariyey inuu 7 sano Xukunka sii hayo (Sawirro)

Madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad oo si rasmi ah dib loogu doortay markisii afraad bishii May ayaa loo dhaariyay madaxweynaha dalkaas inkasta oo ay jireen...

Shaqsigii bixiyay Amarka lagu dilay Madaxweynihii dalka Haiti oo la shaaciyay

Dowlada Colombia ayaa shaaca ka qaaday xog cusub oo ku aadan maskaxdii ka dambeesay dilkii loo geestay Madaxweynihii dalka Haiti Jovenel Moise, oo koox...

Haweeney dilaa ah oo laga baadi goobayay Kenya oo la helay iyada oo Meyd...

Haweeneyd askariyad ah oo katirsaneyd ciidamada booliiska dalka Kenya ayaa laga heley meydkeeda guriga qoyskeeda kunool yihiin oo kuyaala deegaanka Elgeyo Marakwet ee katirsan ...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs