Saturday, May 18, 2024

Hadal kasoo yeeray Marwada Madaxweynaha Kenya oo hadal heyn badan dhaliyay

Hadal ay jeedisay marwada koobaad ee madaxweynaha dalka Kenya Rachel Ruto, ayaa hadal heyn badan ka abuuray gudaha dalka Kenya, waxaana hadalkan siyaabo kala...

Barnaamij Muran badan dhaliyey oo laga joojiyey telefishinka dalka Iran

Iran ayaa telefishinka codkeeda ku hadla ka joojisay Barnaamij lacago lagu helayo markii ay ka cawdeen culimada waaweyn ee dalkaas taladiisa awooda ku leh. Barnaamijkan...

Dilka Abuubakar Al Bagdaadi oo loo hadal hayo iyo Trump oo Warbaahinta la hadlaya

Wakaaladaha wararka caalamka iyo Warbaahinta dalka Mareykanka ayaa baahinaya war ku saabsan in la dilay Hogaamiyihii ugu sareeyay kooxda Khilaafada Islaamka ee Daacish  Abuubakar Al-Baqdaadi. Saraakiil...

Maxaad ka taqaan Cunsurigii saaka dadka ku xasuuqay labada Masjid (Daawo Sawirro)

Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah ayaa laga helay ninkii cunsuriga Caddaanka ahaa ee ka danbeeyay weerarkii lagu laayey dadka muslimiinta ah ee ku...

Madaxweynaha Kenya oo u adkeesan waayay aflagaado loo soo mariyay bartiisa Twitterka

Madaxweynaha Kenyatta Uhuru Kenyatta ayaa shaaciyay in uu iska xiray barta uu ku lahaa Twitterka ay ku xirnaayeen dad ka badan 3-milyan oo qof,...

Dowlada Imaaraadka Carabta oo Eedeyn culus loo soo jeediyay

Ha’yadda Amnesty International ayaa ku eedeesay dowlada Imaaraadka Carabta in ay hubeesay kuna taageertay agab milatari oo kala duwan maleeshiyaad ka dagaalama dalka Yemen...

Senators-ka Maraykanka oo isku raacay in Max’ed Bin-Salman uu ka dambeeyey dilkii Khashoggi

Xubnaha aqalka senators-ka Maraykanka ayaa u codeeyay in milatariga dalkaasi uu joojiyo taageerada uu Sacuudiga ka siiyo dagaalka Yemen, iyagoo dhinaca kale dhaxal sugaha...

Isbaacsiga Reer Galbeedka iyo Shiinaha oo Xasillooni Darro Ka Abuuraya Geeska Afrika !

Tartanka quwadaha waaweyn ay ugu jiraan hanashada kheyraadka dabiiciga ee ceegaaga Afrika, ayaa saldhig u ah khilaafka iyo colaadda aan dhammaadka la’heyn, taasoo galaafatay...

Xubnaha Golaha dhexe ee Xisbiga degaanka Soomaalida oo Addis Ababa looga yeeray

Afartan xubnood oo ka mid ah golaha dhexe ee Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida Itooba ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa. Xisbigan oo ah midka ka...

Baarlamanka Britain oo ansixiyey heshiiska ka bixitaanka Midowga Yurub

Baarlamanka Britain ayaa cod buuxa ku ansixiyay heshiiska ka bixitaanka Britain ee Midowga Yurub, waxaana ogolaaday 521 cod. Ra'iisul Wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa goor...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs