Friday, May 17, 2024

Maxkamad amartay in lasoo xiro Jocob Zuma iyo Sababta keentay oo la shaaciyay

Maxkamad kutaala dalka Koonfur Afrika ayaa amar ku bixisay in lasoo xiro Madaxweynihii hore ee dalkaasi Jocob Zuma oo loo heesto dacwado la xariira...

Trump oo booqasho afar cisho qaadaneysa ku tegay dalka Japan (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa booqasho madaxweyne oo afar maalmood ah oo rasmi ah ku tagay dalka Japan kaasoo badi ku saabsan xaflad iyo...

Raisul Wasaare Justin Trudeau oo markii Saddexaad dirqi kaga badbaaday..

Raiisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau iyo xisbigiisa liberal-ka ee laga tirada badan yahay ayaa ka badbaaday doorasho ku celis ah oo la qaban lahaa. Codkan...

Mustaqbalka Abiy Axmed ee Hogaaminta Itoobiya iyo Xaaladaha adag ee ku gadaaman

Markii Dr Abiy Ahmed Ali Ethiopia taladeeda la wareegay waxa uu ku yimid kacdoonadii qoomiyada Oromo ay ka wadeen dalkaasi mudo dheer, oo ka...

Madaxweyne Donald Trump oo dalbaday in loo sameeyo muddo kordhin

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta soo jeediyey fikrad uu ku doonayo in dib loogu dhigo doorashada madaxweynaha Mareykanka ee dhaceysa saddexda bisha November. Trump...

Dowlada Mareykanka oo digniin ka soo saartay xiisado ka taagan dalka Jabuuti

Safaaradda Mareykanka ee dalka Jabuuti ayaa ka digtay dibadbaxyo hor leh oo ka dhaca dalkaas oo ay jireen maalmahan xiisado ka dhashay sarkaal la...

Iran oo lagu eedeeyay Weerar Khasaaro geestay oo lagu qaaday Markabka Mercer Street

Laba shaqaale oo ka shaqeynayay markab shidaal oo ay maamusho shirkad uu leeyahay ganacsade caan ah oo Israeli ah ayaa lagu dilay xeebaha Cumaan,...

Ukraione: Milateriga Ruushka oo jebiyey xabad joojin ka jirtay labo Magaalo

Ra’isal Wasaare ku xigeenka Ukraine Iryna Vereshchuk ayaa Ruushka ku eedeysay inuu jebiyey xabbad joojintii ku meel gaarka ahayd ee laga gaaray magaalooyinka Volnovakha...

Hogaamiye Abuubakar Shekau oo la sheegay in Qarax Ismiidaamin ah isku dilay

Hoggaamiyihii kooxda maleeshiyaadka ee Boko Xaraam, Abuubakar Shekau ayaa is dilay, sida laga soo xigtay cod ay soo duubeen maleeshiyaad Islaami ah oo uu...

Ms. Tsai Ing-wen oo markii labaad ku guuleysatay doorasho Madaxweyne

Madaxweynaha Taiwan Tsai Ing-wen ayaa mar labaad ku guuleysatay xilka, iyadoo doorashada Taiwan ay hareysay xiriirka ay jasiiraddu la leedahay Shiinaha. Codadkii la tiriyay, Ms...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs