Friday, April 26, 2024

Maxay tahay balaayiinta Dollar ee dowlada Qatar siineyso waddanka Turkiga?

Turkey iyo Qatar ayaa ku guda jira marxaladdii ugu dambeysay wadahadallo ay Doha ku siineyso Ankara $10 bilyan oo maal-gelin ah, oo ay ku...

Xildhibaan shaqada iskaga casilay sabab dad badan ka yaabisay

Xildhibaan ka tirsan baarlamanka dalka Slovenia ayaa xilka ka dagay ka dib markii uu dukaan ka xaday rooti, waxaana uu sheegay in shaqaalaha dukaanka...

Guddi baaritaan oo heer sare ah oo loo saaray Wariye caan ah oo lagu...

Dalka Kenya waxaa  lagu dilay bishii October ee sannadkan wariye caan ah oo lagu magacaabayay Arshad Sharif, waxaana dilka wariyahan oo u dhashay dalka...

Xaalad adag oo soo wajahday Xawaaladaha Soomaalida ee dalka Sweden

Bankiga Swedbank ee dalka Sweden ayaa xiray koontooyin uga furnaa dhowr xawaaladood oo lacago u xawila Soomaaliya arintaasoo caqabad weyn ku noqotay xawaalada Soomaalida...

Qarax qabsaday Markab nuuca xamuulka qaado ah iyo khasaaro ka dhashay

Qarax ayaa lagu soo waramayaa in uu qabsaday markab Xamuul oo marayey meel ka baxsan xeebaha dalka Turkiga, waxaana qaraxan ka dhashay khasaaro soo...

Dalal hor leh oo dalkooda ka mamnuucay Duulimaadka Diyaaradaha Boeing 737 Max 8

Waxaa sii kordhaya wadamada hawadooda ka mamnuucaya duulimaadka Diyaaradaha ay sameyso shirkada laga leeyahay dalka Mareykanka ee Boeing gaar ahaan Diyaaradaha casriga ee Boeing 737...

Burburka Dayax-Gacmeed weyn oo laga digayo inuu ku soo hooban doono dhulka

Wasaaradda Sayniska iyo Teknoolajiyada ee dalka Kuuriyada Koonfureed ayaa ka digtay in la filan karo burburka Dayax-Gacmeed Maraykan oo Hawlgab noqday, kaasi oo shalay...

Xildhibaanad loo diiday in Cunugeeda xarunta Baarlamaanka ku dhex haysato !!

Xildhibaanad u dhalatay dalka Denmark ayaa ka cabatay in loo diiday cunug shan bilood jira oo ay dhashay in ay ku dhax heesato Xarunta...

Boeing oo ugu dambeyn qiratay khaladka sababay burburka dayuuradii Itoobiya

Madaxa shirkadda diyaaradaha samaysa ee Boeing ee dalka Maraykanka Dennis Muilenburg oo ah ayaa ugu dambeyn qiray in qaab ka mid ah hannaanka ay...

Maxkamad sii deysay nin dil ugu hanjabay Ilhaan Cumar iyo Xubno kale

Booliiska Mareykanka ayaa gacanta ku dhigay nin Senator Ilhaan Cumar oo ka tirsan Congreska dalkaas ugu hanjabay inay dili doonaan, kaasoo ah Cunsuri ay...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs