Sunday, May 19, 2024

Wiil uu dhalay Idriss Déby oo loo Magacaabay Madaxweynaha KMG ah ee dalka Chad

General Mahamat Kaka, oo ah wiil uu dhalay madaxweynihii muddada dheer maamulayay Chad Idriss Déby, ayaa loo magacaabay hoggaamiyaha waddanka, sida ay baahisay wakaaladda...

Hub Sharci daro ah oo ay leeyihiin Dowladaha Ruushka iyo Shiinaha oo la qabtay

Markab ay leeyihiin Ciidamada Badda Mareykanka ayaa Axadda maanta ah sheegay in ay qabteen hub aad u fara badan oo sharci darro ah oo...

Xaflad aroos ay ka qeyb galeen dad badan oo lagu qabtay Hawada sare !!

Xaflad aroos oo lagu casuumay dad gaaraya 160-qof ayaa ka dhacday diyaarad dusheeda xili hawada sare ay ku jirtay, waxaana xafladan arooska ah dhigtay...

Arday Iskuul oo Afduub u geesatay Maamulahooda iyo Sababta keentay oo la ogaaday

Arday wax ka dhigata Iskuul kuyaala dalka Shiinaha ayaa dhigay banaan bax cabasho ah, waxa ayna ardaydan intii ay wadeen banaan baxa afduub dad...

Raggii dilay Jamal Khashoggi oo la ogaaday in lagu tababaray Mareykanka

Afar ka mid ah raggii sanadkii 2018 ka qeybgalay dilkiii Jamal Khashoggi oo ahaa weriye ka tirsanaa wargeyska Washington Post ayaa tababar khaas ah...

Haweeney Ganacsato ah oo dishay nin ay ku laheyd 20-Dollar & khasaaro dilkaasi kasoo...

Haweeney ganacsato ah oo u dhalatay dalka Kenya ayaa toorey ku dishay nin ay sheegtay in ay ku laheyd lacag gaareysa 20-dollar oo deyn...

Xafiiska RW Sudan oo isku qalday sawirada Madaxweyne Farmaajo & Xassan Shiikh (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha dalka Suudaan Cabdullaahi Xamduuk ayaa khadka telefoonka kula xiriiray madaxda afar dowladood oo ka mid ah dowladaha urur goboleedka IGAD . Ra’iisal Wasaaraha...

Maraykanka oo digniin adag u diray Madaxweynaha cusub ee dowlada Iran

Washington ayaa ugu baaqday Madaxweynaha cusub ee Iran inuu dib ugu soo laabto wadahadallada dib looga soo nooleynayo heshiiskii taariikhiga ahaa ee Niyukilarka. Afhayeen u...

Madaxweyne Ashraf Qaani oo la baxsaday gaadiid lacago badan laga buuxiyay

Madaxweynihii dalka Afganistan Ashraf Qaani, ayaa ka baxsaday magaalada Kabul ee caasimada dalka Afgaanistan kadib markii kooxda hubeesan ee Daalibaan weerar kuoo qaadeen caasimada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs