Thursday, May 16, 2024

Joe Biden oo Difaacay Go’aankii ciidamada uga saaray Afganistan Digniin Adagna u diray Daliban

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa si adag uga hadlay isbadalka ka dhacay dalka Afganistan, kadib markii dowladii dalkaasi ka jirtay la riday lana wareegeen...

Taalibaan oo ka digtay qorshe cusub ay ka fakarayaan Mareykanka iyo xulafadiisa

Taalibaan ayaa ka digtay inuu jiri doono “cawaaqib” haddii Mareykanka iyo xulafadiisa ay baaqi kusii ahaadaan Afghanistan wax ka baxsan toddobaadka soo socda, xilli...

Amrullah Saleh oo sheegay inuusan weligiis isku dhiibi doonin Maamulka Taliban

Ra’isal Wasaarihii hore ee Afghanistan, Amrullah Saleh, ayaa sheegay inaanu isku dhiibayn Taliban, isla markaana uusan aqoonsanayn xukunkooda. Saleh oo Kabul ka baxsaday bishan ayaa...

Taalibaan oo la sheegay in ay dileen Ruuxullaahi Saalax oo nolosha ku qabteen

Dagaalamayaal katirsan Taalibaan ayaa lagu soo waramayaa in maxbuus ahaan ku qabteen kadibna dileen nin lagu magacaabo Ruuxullaahi Saalax oo la dhashay Madaxweyne kuxigeenkii...

Wararkii u dambeeyey qaraxii Gotenborg iyo Booliska oo War soo saaray (Sawirro)

Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xoogan  oo ka dhacay dhisme Apartment ah oo ku yaalla magaalada Goteborg ee dalka Sweden, kaasoo...

Shirkad Diyaaradeed oo 75-sano kadib Hawada ka baxday iyo Sababta keentay !!

Shirkadda diyaaradaha ee Alitalia waxay xalay soo gebagebeysay Duullimaadyadii, iyadoo Socdaalkii u dambeeyey xalay ku sii khatintay Duullimaad ay isaga kala gooshtay magaallooyinka Cagliari...

Imaaraadka iyo Sacuudiga oo si weyn uga carooday Hadal kasoo yeeray Wasiir George Kordahi

Dowladaha Sacuudiga iyo Imaaraadka ayaa si weyn uga carooday ugana falceliyay hadal kasoo yeeray Wasiirka warfaafinta dalka Lubnaan George Kordah, oo ka dhawaajiyay hadal...

Wasiir Badda dhaxdeeda ku duubay Muuqaal uu shir uga qeyb galayay (Sawirro)

Warbaahinta caalamka ayaa si weyn u hadal heysa khudbad uu badda dhaxdeeda ku duubay Wasiirka arrimaha dibadda Jasiiradda Tuvalu Simon Kofe, ee ku taalla badda...

Dad badan oo Gaari lagu jiirsiiyay Munaasabad ka socotay Mareykanka (Sawirro)

Gaari si xowli ah ku socday ayaa si ula kac ah u jiiray dad badan oo ka qeyb qaadanayay munaasabad diimeed ay dhigayeen dad...

Musharax Madaxweyne oo Balan qaad Cajiib ah u sameeyay Lamaanayaasha is guursanaya

Siyaasi caan ka ah dalka Kenya iskuna soo taagay xilka Madaxweynaha dalkaasi ayaa balan qaadyo cajiib ah si weyna usoo jiitay dadweynaha u sameeyay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs