Wasiirada cusub ee maamulka Puntland oo maanta la dhaariyay (Daawo Sawirada)

Waxaa maanta magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland lagu dhaariyay Golaha Wasiirada cusub ee maamulka Puntland uu dhawaan soo magacaabay Madaxweyne   Saciid Cabdullaahi Deni...

Ciidamada Puntland oo qabtay rag doonayay in ay ku biiraan Ururka Daacish (Sawirro)

Ciidamada maamulka Puntland ayaa howlgal ay shalay ka sameeyeen dhulka buuraha ee gobolka Bari waxa ay kusoo qabteen rag la sheegay in ay doonayeen...

Ganacsade caawa lagu toogtay Boosaaso & faahfaahino ka soo baxaya

Rag bastoolado ku hubeysan ayaa caawa ku dilay Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari mid ka mid ah ganacsatada magaalada. Marxuumka la dilay oo lagu magacaabo...

Khamri laga keenay Itoobiya oo lagu bur buriyay magaalo kutaala Soomaaliya (Sawirro)

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari waxa ay kusoo qab qabteen waxyaabaha maanka dooriya oo...

Madaxweyne Deni oo ku dhawaaqay liiska golihiisa cusub ee Wasiirada (Magacyada)

Golaha xukuumadda cusub ee Puntland oo ka kooban 45 xubnood  ayaa caawa  looga dhawaaqay magaalada Garoowe. Magacyadda golaha xukuumadda Dowladda Puntland. 1. Wasiiirka Wasaaradda Cadaaladda Cawil...

Qaabka loo Ansixin doono Wasiirada cusub ee Puntland oo go’aan laga gaaray

Waxaa maanta magaalada Garawe kulan ku yeeshay Xildhibaanada maamulka Puntland, waxa ayna Xildhibaanadan ka doodayeen wax ka badal lagu sameenayay qaabka loo ansixinayo Wasiirada...

Faah faahino kasoo baxaya dil xalay loo geestay Nabadoon Caan ahaa

Kooxo hubeesan ayaa xalay xaafada Israac ee waqooyiga magaalada Gaalkacyo waxa ay ku dileen Nabadoon caan ka ahaa halkaasi, waxaana baxsaday ragii hubeesnaa ee...

Afduub ka dhacay Magaalada Gaalkacyo & xiisad ka dhalatay oo ka taagan

Saddex dhalinyaro ah oo ka soo Jeeda Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Puntland ayaa lagu afduubtay Koonfurta magaaladaas oo uu ka arimiyo maamulka Galmudug. Xiisad ka...

Ciidanka Puntland oo bilaabay fulinta amar ka soo baxay Madaxweyne Saciid Deni

Ciidamada Booliiska Puntland ayaa ku dhawaaqay hawlgallo amniga lagu sugayo oo ay ka bilaabeen magaalada Boosaaso. Talaabadan ayaa ka dambeysay ka dib amar ka soo...

Dilkii Paol Farmosa oo saameyn ku yeelatay Ajaaniibtii ka shaqeeneysay Dekadda Boosaaso

Al Shabaab ayaa howlgal qorsheesan ku dishay Madaxii Shirkada DP World ee dekada magaalada Boosaaso  Paol Farmosa , waxaana dilkan saameyn badan ku yeeshay...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs