Thursday, May 16, 2024

Shirka Garoowe Maxaa laga filan karaa? fursado iyo caqabado is garab yaalla!

Shirka Garoowe ee Madaxda Federaalka iyo Gobalada oo galay maalintiisii 3 aad ayey horyaaliin Fursado qaali ah iyo Caqabado yar; A. Fursadaha cusub ee horyaal...

Puntland oo ka hor timid guddi ay magacowday Xukuumada Somalia

Maamulka Puntland ayaa mar kale ka hor yimid Guddi ay magacawday xukuumadda Soomaaliya oo qaabilsan arrimaha xajka, kaasoo dhowaan ay shaacisay Wasaarada Diinta iyo...

Puntland oo xalay Joojisay kulan Madaxweyne Farmaajo kaga qeyb gali lahaa Garawe

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee xarunta maamulka Puntlanad ayaa sheegaya in xalay la joojiyay kulan la qorsheeyay in Madaxweyne Farmaajo kala qeyb galo...

Madaxweyne Xaaf oo shuruud culus ku xiray sii socoshada shirka Garoowe

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo qeybgalaya Shirka Wada-tashiga DFS iyo dowladdaha Xubnaha ka ah DFS oo Maalintii labaad ka socda Xarunta Madaxtooyada...

RW Khayre oo looga mahad celiyey Mashruuc uu horey uga saaciday shacabka Garoowe (Sawirro)

Guddiga dhismaha Garoonka kubadda Cagta Mire Awaare ee magaalada Garoowe ayaa kulan mahad celin ah kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan...

Dagaalyahano ka tirsan kooxda Daacish-ta Somalia oo cirka laga duqeeyey

Dayuurado dagaal ayaa la soo sheegayaa iney duqeymo ka fuliyeen buuraleyda loo yaqaano Cal-miskaad oo ka tirsan gobolka Bari. Wararka ayaa sheegaya in duqeynta la...

Shirkii wada tashiga dowlada dhexe & Maamul goboleedyada oo maalintii labaad galay

Waxaa maalintii labaad ka socda Magaalada Garoowe shirka madaxda dowladda dhexe iyo kuwa dowlad goboleedyada ka jira dalka iyo Maamulka gobolka Banaadir. Shirkan waxaa diirada...

Maxaa ka jira in Gudoomiyaha gobolka Banaadir uu ka qeyb galayo shirka Garowe?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Cabdiraxmaan Cumar Yariisow ayaa gaaray Magaalada Garoowe ee xarunta Maamulka Puntland, isagoo ka mid ahaa wafdigii la socday Madaxweyne Farmaajo ee...

Maxaa looga hadlayaa shirka Wada tashiga ee maanta ka furmaya Garoowe?

Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal waxaa maanta ka furmaya shir wadatashi ah oo ay ka qeyb galayaan Madaxda ugu sareysa Dowladda Soomaaliya iyo...

Khayre iyo Xaaf oo xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay Garoowe (Daawo Sawiro)

Raisul Wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali  Kheyre ayaa xalay hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Garoowe, kula kulmay Madaxweynaha mamaulka Galmuudug Axmed Ducaale Geelle...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs