Monday, April 29, 2024

Col. Khaliif Nuur Shiil oo u geeriyooday dhaawacii xalay loogu geystay Gaalkacyo

Taliyihii Ciidanka isku dhafka ah ee Gaalkacyo Col. Khaliif Nuur Shiil oo xalay kooxo hubeysan ku dhaawaceen Koonfurta Magaaladaas ayaa saaka u geeriyooday dhaawacii...

Taliyihii Ciidamada isku-dhafka ah ee Gaalkacyo oo caawa la toogtay

Kooxo Bastoolado ku hubeysan ayaa caawa magaalada Gaalkacyo ku weeraray Taliyihii howlgaladda Ciidamada isku-dhafka ee Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug Col. Khaliif Nuur Shiil. Taliyaha...

Madaxweyne Farmaajo oo ku haray Garoowe iyo RW Khayre oo Muqdisho ku soo laabtay

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ku haray magaalada Garowe, kadib markii uu burburay shirkii wadatashiga madaxda dowladda Soomaaliya iyo dowlad Goboleedyada mudada todobaadka...

Shirkii Wadatashiga oo lagu kala tagay iyo Madaxda qaarkood oo ka dhoofay Garawe

Waxaa fashil kusoo dhamaaday shirka wadatashiga Qaran ee madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada oo lixdii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday magaalada Garawe. Shirka...

Shirkii Madaxda Soomaalida uga socday Garoowe oo fashil qarka u saaran

Madaxda Maamulada Jubbaland iyo Galmudug Axmed Maxamed Islaam iyo Axmed Ducaale Geelle ayaa ka baaqsaday kulamadii xalay ee shirka Wadatashiga magaalada Garowe, kadib eedo...

Xog dheeraad ah oo laga bixiyey duqeymo Maraykanku ka geystay Puntland

War saxaafadeed ka soo baxay Taliska Ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu faahfaahiyey duqeyn dhinaca cirka ah oo Mareykanku...

Wararkii ugu dambeeyey shirka Garoowe iyo qodobada la isku mari la yahay

Wararka laga helayo shirka magaalada Garowe uga socda madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada ayaa sheegaya inuu weli xaalad cakiran ku jiro, taasoo ka...

RW khayre oo caawa booqday goobaha bulshadu ku kulanto ee Magaalada Garoowe (Sawirro)

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Somalia Hassan Ali Khaire ayaa caawa booqday qaar kamid ah goobaha ay bulshadu ku kulanto ee magaalada Garowe. Khayre ayaa bogaadiyay nabadgeliyada...

Puntland oo amar culus ka soo saartay shirarka lagu qabto hotelada Garoowe

Maamulka Puntland ee gobolka Nugaal ayaa soo saaray qoraal lagu mamnuucay in magaaladaasi lagu qabto shirar iyo kulamo aysan ka war hayn Maamulka gobolka...

Shirka Garoowe Maxaa laga filan karaa? fursado iyo caqabado is garab yaalla!

Shirka Garoowe ee Madaxda Federaalka iyo Gobalada oo galay maalintiisii 3 aad ayey horyaaliin Fursado qaali ah iyo Caqabado yar; A. Fursadaha cusub ee horyaal...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs