Thursday, May 16, 2024

Puntland oo si adag uga hadashay Cunaqabateyn Somaliland saartay Gobolka ….

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa wax lalayaabo oo khibraddaro maamul ah ku tilmaamay cunaqabatayn uu maamulka Somaliland sheegay inuu saaray gobolka...

Dagaalyahano katirsan Daacishta Soomaaliya oo lagu dilay Weerar qorsheesan

Weerar qorsheesan ay fuliyeen diyaaradaha dagaalka aan duuliyaha laheyn ee dalka Mareykanka ayaa lagu dilay dagaalyahano katirsan Kooxda Daacish ee ka dagaalanta gobolka bari...

Puntland oo dib u dhis ku bilowday laami halbowle ah oo daadadku burburiyeen (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa maanta daahfuray dhismaha wadada halbowlaha ah ee Garoowe ilaa Sin-ujiif ee...

Madaxweyne Deni oo heshiisyo waaweyn la saxiixday Shiinaha (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo waftigii balaadhnaa ee uu hogaaminayey oo kala ahaa Wasiirada Wasaaradaha Duulista Hawada iyo Garoomada Xuseen Cismaan...

(Daawo Sawirro) Sida Madax iyo shacab looga ciiday Magaalada Garoowe

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa salaadda ciidul Fidriga garoonka kubadda cagta Mira Awaare kula oogey shacabka Garoowe. Kusimaha...

Kooxo hubeysan oo caawa dil ka geystay Boosaaso & Wararkii ugu dambeeyey

Askari ka tirsan ciidanka Booliska Puntland ayaa lagu dilay caawa magaalada Boosaaso ka dib markii ay weerar gaadmo ah ku soo qaadeen rag bastoolado...

In ka badan 100-Maxbuus oo Cafis loo fidiyay Munaasabada Ciida Owgeyd

Maamul goboleedka Puntland ayaa cafis u fidisay  120-Maxbuus oo galay dambiyo fud fudud, kuwaa oo ku xirnaa xabsiyo kala duwan oo kuyaala qaar kamid...

Jidka dheer ee Boosaaso & Gaalkacyo oo go’ay & Xaalad adag oo ka taagan...

Wadada laamiga ah ee xiriirisa magaalooyinka waaweyn ee Puntland ayaa go'day ka dib markii ay saameyn xooggan iyo burbur lixaad leh u geysteen daadad...

(Daawo Sawirro) Daadad khasaare xoog leh ka geystay degaano ka tirsan Puntland

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Kormeeray Wadada Laamiga ee xiriirisa gobolada Puntland, gaar ahaan inta...

(Akhriso) Dowlad goboleedka Puntland oo Magacaabay guddi ka kooban 14 xubnood

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Puntland, Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Guddiga Gurmadka Fatahaadaha Rooobka. Guddiga gurmadka fatahaadaha Roobka ayaa loo xilsaaray...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs