Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw soo gaaray garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Siciid Deni...

Wasiir Cabdisamad Galan iyo Masuuliyiin kale oo ka bad baaday Qarax lagu dili rabay

Waxaa maanta qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso lala eegtay kolonyo gaadiid ah ay la socdeen wasiirka amniga maamulka Puntland, Cabdisamad Maxamed gallan iyo...

Deymo lagu yeeshay maamulka magaalo kutaala Soomaaliya iyo Guddi baaris oo loo saaray

Lacago deyman tiro badan ayaa lagu yeeshay maamulka magaalada Gaalkacyo dhinaca maamulka Puntland, waxaana ganacsato iyo dad kale oo deyman ku leh maamulka gudbiyeen...

Deni iyo Madax kale oo maanta ku soo wajahan Muqdisho iyo arrimo ku soo...

Madaxweynaha Maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Jimce ah ku soo wajahan magaalada Muqdisho. Deni ayaa Muqdisho kaga qayb-gelayaa shir ku saabsan dardar...

Madaxweyne Deni oo Magacaabay Guddoomiye iyo Ku-xigeen cusub (Akhriso)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 17 ku magacaabay Guddoomiyaha iyo Guddoomiye ku-xigeenka Degmada Godobjiraan. Madaxweynaha Dowladda Puntland Markuu arkay:  Dastuurka  Dowladda...

Deni oo ku dhawaaqay go’aan culus oo ka dhan ah Shirkada DP World (Daawo...

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta furay Kalfadhigga 48-aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland. Hadaljeedintiisa Dastuuriga ah wuxuu Madaxweynuhu Baarlamaanka la wadaagay...

Madaxweyne Deni oo dhagax dhigay Dhismaha Wadooyin ay ku jiraan 30-ka & Wadajir (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni , ayaa maanta dhaggax dhigay dhismaha shan waddo oo laami ah kuwaasi laga hirgelinayo magaalada Garoowe.   Wadooyinkan...

Madaxweyne Deni oo isku Diiwaan galiyay codeynta Doorashada Golaha Deegaanka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa saaka iska diiwaangeliyay xaafadda Kaambo ee degmada Qardho si uu...

(Sawirro) Fanaanka Sharma boy oo ku dhaawacmay shil gaari iyo dhimasho ka dhalatay

Gaari la sheegay iney la socdeen fanaaniin caan ah iyo dad kale ayaa la soo sheegayaa inuu shil ku galay duleedka magaalada Garoowe ee...

Madaxweynaha Puntland oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Muqdisho (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw kasoo degay garoonka diyaaradaha Adan Cadde ee magaalada Muqdisho. Wasiiro, Xildhibaano katirsan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs