Saturday, April 27, 2024

Ciidamada Ilaalada Madaxweyne Siciid Deni oo dilay Haweeney Shacab ah

Wararka ka imaanaya magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa sheegaya in ciidamada ilaalada Madaxweyne Siciid Deni dil u geesteen Haweeney shacab ah xili...

Puntland ayaa amar culus ku soo rogtay Musharaxiinta doorashada Somalia (Akhriso)

Maamulka Puntland ayaa Musharaxiinta doorashada Xidlhibaannada Golaha shacabka Soomaaliya ka mamnuucday inay isticmaalaan gaadiid ciidan iyo ilaalo gaar ah. Gaadiidka ciidanka iyo ilaalada ayaa sidoo...

Gaadiid uu la socday Wasiirka Qorsheynta DF oo lagu xanibay duleedka Garoowe

Gaadiid uu la socday Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa lagu celiyay duleedka magaalada Garowe ee caasimada Puntland Ciidamo ku sugnaa Kontrolka woqooyi...

Siciid Deni oo Kulan Xasaasi ah la qaatay Wakiilo katirsan Beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, ergayga qaramada midoobey ee Soomaaliya James Swan iyo wafdi...

Madaxweyne Deni oo la kulmay Guddiga u ilaalinta Kootada Haweenka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qaabilay guddiga qaabilsan ilaalinta Kootada Haweenka ee Baarlamaanka Soomaaliya. Kulanka ayaa looga hadlay arrimaha Doorashada Soomaaliya...

Deni oo maanta Daah-furay Ololaha Ururada Siyaasada Puntland (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Ahna Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta daah-furay Ololaha Ururadda Siyaasadda Puntland oo todobaadkan ka bilowmaya degmooyinka Qardho,...

Wadada isku xirta Garawe iyo Laascaanood oo dib u Dayactir lagu sameenayo (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta dhaggax dhigay dib-u-dayactirka 40km oo ka mid ah Wadada Isku xirta Laascaanood...

Dayactir lagu sameynayo dhismaha 8-da Buundo oo maanta la dhagax dhigay (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad goboleedka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta dhaggax dhigay dayactirka 8-buundo oo ku yaalla inta u dhexaysa magaalada Garoowe...

Puntland oo War kasoo saartay Shirka Garawe ka dhacaya ee Rooble uusan ka qeyb...

Madaxda Dowlad goboleedyada dalka ayaa ku balansan magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland in ay isugu yimaadaan shir wadatashi ah ay uga arinsanayaan xaalada...

Puntland oo War ka soo saartay talaabada uu Farmaajo shaqada kaga joojiyey Rooble

Maamulka Puntland ayaa sharci daro ku tilmaamay warqadii ka soo baxday maanta xafiiska Madaxweynaha Somalia ee lagu sheegay in shaqada looga joojiyey raisul Wasaaraha...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs