Friday, April 26, 2024

Puntland oo shaacisay in ay diyaar u tahay ka qeyb galka Shirka Wadatashiga Qaran

Qoraal goordhaw kasoo baxay madaxtooyada dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu shaaciyay in ay diyaar u yihiin ka qeyb galka shirka golaha wadatashiga qaran uu...

Iska horimaad ka dhacay magaalada Garawe iyo faah faahino kasoo baxaya

Waxaa xalay saqdii dhaxe magaalada Garawe ee caasimadda maamulka Puntland laga maqlay rasaas xooggan oo cabsi badan ku beertay dadka ku dhaqan magaaladaasi oo...

Al Shabaab oo weerar culus ku qaaday xerada Af-Urur iyo khasaaro badan oo ka...

Dagaalyahano aad u hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar culus ku qaaday deegaanka  Af-Urur ee gobolka Bari gaar ahaan xero ciidamada...

Maleeshiyo qabsatay saldhig ciidanka Puntland ku leeyihiin Gaalkacyo (Sababta)

Maleeshiyo hubaysan oo ku hayb ah Duqii hore ee Gaalkacyo Nabadoon Yaasiin Cabdisamad ayaa la wareegtay saldhig Booliska Puntand ku leeyihiin xaafadda Siinaay ee...

Madaxweyne Deni oo go’aamiyay qiimaha la iibinayo Buugaagta Manhajka Waxbarashada (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Masuuliyiinta Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare iyo Shirkada qaabilsan daabacaada manhajka...

Taliyaasha ciidamada Booliiska iyo la Dagaalanka Argagaxisada Puntland oo la magacaabay

Wareegto uu maanta soo saaray madaxweynaha dowlad goboleedka Puntaland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu magacaay taliyaha cusub ee booliiska Puntland iyo kan la dagaalanka...

Dhammaystirka wejiga labaad ee Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Boosaaso oo la daah-furay (Sawirro)

Madaxweynaha dowlad Puntland  Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta oo Isniin ah daahfuray dhammaystirka wejiga labaad ee dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Boosaaso. Garoonka diyaaradaha...

(Akhriso) Puntland oo shan qodob ka soo saartay amniga Magaalada Garowe

Waxaa xarunta dhexe Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland ka dhacay shir looga hadlay amniga guud ee Puntland, gaar ahaan Amniga Caasumadda Dowladda...

Khayre oo Qardho kula kulmay Beeldaaje Max’ed & Boqor Burhaan (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Qardho ee maamulka Punitland, ayaa la kulmay...

Hadal uu jeediyay Madaxweyne Gaas oo caro badan dhaliyay iyo Jawaabo laga bixiyay!!!

Hadal Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas uu shalay  ka jeediyay degmada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa dhaliyay caro badan oo ka timid siyaasiyiin...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs