Tuesday, May 14, 2024

Guddoomiyaha & duqa cusub ee Magaalada Gaalkacyo oo la doortay

Waxaa Magaalada Gaalkacayo lagu qabtay galabta doorashadii Gudoomiyaha Golaha degaanka degmada Gaalkacayo, waxaana goob joog ka ahaa xubno ka mida golaha Wasiirada Puntland Golaha deegaanka...

Khayre iyo Xaaf oo xalay kulan xasaasi ah ku yeeshay Garoowe (Daawo Sawiro)

Raisul Wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali  Kheyre ayaa xalay hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Garoowe, kula kulmay Madaxweynaha mamaulka Galmuudug Axmed Ducaale Geelle...

Madaxweyne Deni oo Wareegto ku magacaabay guddi ka kooban 8 xubnood (Akhriso)

Madaxaweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo magacaabay Guddiga dib u habeynta Hay’addaha ee gobolka Mudug. Guddiga oo ka kooban illaa sideed xubnood ayaa magacyadooda...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni & danjiraha Itoobiya ee Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay Qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay safiirka dalka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Mudane Jamaaludiin Mustafe...

Baaritaanka dilkii Boosaaso loogu geestay Paul Anthony Farmosa oo lasoo bandhigayo

Maamulka Puntland ayaa shaacisay in lasoo bandhigayo baaritaano lagu sameeyay dilkii Dekadda magaalada Boosaaso loogu geestay  Maamulihii Shirkadda maamuleysay Dekeda Boosaaso. War kasoo baxay maamulka Puntland...

Puntland oo xirtay Masuul katirsanaa Somaliland oo diiday in uu dhankooda kusoo biiro

Ciidamada amaanka maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen masuul katirsanaa maamulka Somaliland oo diiday in uu kasoo goosto Somaliland kuna...

Deni & James Swan oo ka wada hadlay xalinta khilaafka dowlada Somalia & Jubbaland...

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku soo dhoweeyey wefdi balaaran oo uu hogaaminayo Ergeyga gaarka ah ee...

Puntland oo Magacowday guddi deg deg ah oo ka kooban todoba Xubnood (Magacyada)

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ka duulaya xaaladda hada taagan ee roobabka lixaadka ee sababay burburka wadooyinka...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Deni iyo danjire Erik Lundberg? (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qaabilay safiirka Finland ee Soomaaliya Erik Lundberg iyo wafdi uu hoggaaminayo. Waxay ka wada-hadleen xaaladda guud ee...

Madaxweyne Saciid Deni oo shir deg deg ah isugu yeeray Xubnaha Puntland ku metela...

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo ay hareeraha ka joogaan inta badan xubnihiisa Golihiisa Wasiirada ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo hareer maray nidaamyadii lagu...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs