Thursday, May 2, 2024

Madaxweyne Biixi oo qaabilay wafdi ay horkacayso Mss. Chaltu Sani Ibrahim (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan salaan ah la qaatay wefdigii ka socday maamullada Soomaalida iyo Oromada ee dawladda Federaalka Itoobiya ee...

Madaxweyne Biixi oo caawa kormeer kedis ah ka sameeyey Hargeysa (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi, ayaa caawa Kormeer kedis ah ku tegay Isbitaalka guud ee Hargeysa, waxaana uu booqday Bukaanada jiifa isbitaalka, waxaana...

Muuse Biixi oo kulan xasaasi ah la qaatay guddi uu muran ka taagan yahay...

Madaxweynaha Somaliland oo Kulan La qaatay Guddiga Komishanka Doorashooyinka maamulkaas ee muranku ka taagan yahay ka dib markii ay ka soo horjeesteen xisbiyada mucaaradka Madaxweyne...

Muuse Biixi & Madaxda mucaraadka Somaliland oo ka wada hadlay saddex qodob

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayo madaxweyne ku xigeenka Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay...

Muuse Biixi oo kulan xasaasi ah la qaatay Wafdi ka socda beesha Caalamka (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefdi ka socda beesha caalamka oo uu hoggaaminayo safiirka midowga yurub Amb....

Ciidamada Liyuu Boolis oo dil & dhaawac bareer ah u geystay dad shacab ah

Ciidamada Liyuu Boolis ee dowlad Degaanka Soomaalida ayaa dil iyo dhaawac u geystay dad Shacab ah oo ku sugnaa degaano ka tirsan xadka Itoobiya...

(Akhriso) Madaxweyne Biixi oo xafiiskiisa ka soo saaray wareegto culus

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-394/122019, ku soo saaray La-wareegidda Buugga Dhaq-dhaqaaga Gaadiidka (Circulation Book) iyo...

(Sawirro) Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Cagjar iyo Taliyaha Ciidanka Somaliland?

Madax-weynaha degaanka Soomaalida Mustafe Muxumad Cumar ayaa la kulmay Wafdi uu hoggaaminayo, Taliyaha ciidamada Maamulka Somaliland oo maalmahan ku sugnaa Magaalada Jigjiga. Waxaa kulankan looga...

Muuse Biixi oo ka qeyb galay aaska qoys ku le’day guri ku soo dumay...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa galabta ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha magaalada Hargeysa loogu sameeyey qoys Afar ka koobnaa oo kala...

Saldhig ciidamada Somaliland ku leeyihiin degmada Ceerigaabo oo la weeraray

Kooxo hubeysan oo sida la sheegay ka tirsan Jabhadda uu hoggaamiyo Col. Caarre ayaa xalay weeraray saldhigga Ciidanka Booliska Somaliland ku leeyihiin magaalada Ceerigaabo. Weerarkan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs