Friday, February 28, 2020

Faysal Cali Waraabe: ”Muuse Biixi ma joojin karo wadahadalka Somalia & Somaliland”

Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka Somaliland ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka hor yimid hadalkii kasoo yeeray Muuse Biixi ee ahaa in la joojiyay wadahdalladii...

Madaxweyne Muusi Biixi oo shardi adag ku xiray wadahadal ay la galaan dowlada Soomaaliya

Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shuruud adag ku xiray wadahadal ay la galaan dowlada Federaalka Soomaalia, xili beesha caalamka wado dadaalo lagu...

Muuse Biixi oo si aan caadi aheyn loogu soo dhoweeyey Magaalada Berbera (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Berbera, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey shacabka iyo qeybaha bulshada. Muuse Biixi...

Raga bidaarta leh ee kunool Soomaaliland oo xal loo helay (Daawo Sawirada)

Bidaarta oo siyaabo kala duwan u gasha raga iyo dumar ayaa dhibaato xoogan waxa ay ku heysay dhalinyarada, waxa ayna taasi keentay in dadka...

Madarasada Daarul Basiira online oo War galin Muhiim ah u heysa Qurbo joogta Soomaaliyeed

Madarasada Daarul Basiira online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online...

Madaxweyne Biixi oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar kamid ah Wasiiradiisa (Akhriso Magacyada)

Wareegto maanta kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa isku shaandheyn loogu sameeyay qaar kamid ah golihiisa Wasiirada. Wasiirada isku...

Bishaaro Bishaaro” Walaalkeyga Qurba Jooga ahow baro Quraanka adigoo gurigaada Jooga

Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online ka...

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Biixi & danjire Nicholas Haysom? (Daawo Sawirro)

Wakiilka Q/Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya danjire Nicholas Haysom ayaa gaaray magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland. Mr. Haysom ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Somaliland Muuse...

Shirkada DP World oo Dekad labaad ka dhiseysa magaalada Berbera

Shirkada DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa magaalada Berbera ee maamulka Somaliland waxa ay ka dhiseysaa dekad labaad oo la qorsheenayo...

Harriett Baldwin oo gaartay Hargeysa lana kulantay Muuse Biixi (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Waxa Uu kulan kulan La Qaatay wefti Ballaadhan oo ka socda dalka Ingiriiska oo ay Hoggaaminayso wasiiru-dawlaha dalka Ingiriiska...

LAST WEEK NEWS