Saturday, May 18, 2024

Muuse Biixi oo shuruudo ku xiray wadahadallo cusub oo dhexmara Somalia iyo Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu caawa Qasriga Madaxtooyada ku qaabiley ergo ka kala socday dalalka Norway iyo Turkiga oo kala...

Madaxweyne Alpha Conde oo Marti qaad rasmi ah u fidiyay Muuse Biixi (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa galabta safar shaqo ugu baxay dalka Jamhuuriyadda Guinea oo uu marti-qaad rasmi ah ka helay Madaxweynaha dalkaa...

Muuse Biixi oo Weerar Afka ah ku qaaday Madaxweyne Farmaajo

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo caawa khudbad ka jeediyay munaasabad ka dhacday Madaxtooyada Hargeysa ayaa eedeyn xoogan usoo jeediyay Madaxweynaha Dowlada federaalka...

Faahfaahin: Dagaal culus oo saaka ka qarxay Magaalada Baydhabo

Sida ay sheegayaan Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo dagaal xooggan ayaa saaka ka bilowday gudaha magaalada, waxaana lagu soo waramayaa inuu u dhaxeeyo ciidan...

Somaliland: “Soomaalinmo maaha in DF diido kiisaska Coronaviruska aan helnay”

Maamulka Somaliland ayaa jawaab caro leh ka bixiyey hadal shalay ka soo yeeray DF oo sheegayey ineysan aqoonsaneyn kiisaska cudurka COVID-19 ee laga helay...

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland oo laga helay cudurka COVID-19

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Seylici ayaa xaqiijiyay inuu haleelay cudurka COVID-19 isla markaana uu saddexdii cisho ee la soo dhaafay la tacaalayay...

Ajaaniib lagu weeraray magaalada Berbera iyo Khasaaro ka dhashay (Daawo Sawirada)

Waxaa saakay magaalada Berbera ee maamulka Somaliland lagu weeraray rag ajaaniib ah oo magaaladaasi ka shaqeenayay, waxaana weerarkan ka dhashay khasaaro u badan dhaawacyo. Inta...

Nin xirnaa funaanad lagu qoray astaanta Somalia oo lagu xiray Somaliland (Sawirro)

Magaalada Gabiley ee maamulka Somaliland ayaa waxaa la soo sheegayaa in caawa lagu xiray Nin xirnaa funaanad ay ku qoran tahay Magaca iyo calanka...

Muuse Biixi oo ka qeyb galay Munaasabad lagu daah-furay urur cusub oo yaab leh...

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan xubno ka mida golaha wasiirada Somaliland ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu daah-furayey ururka cusub ee...

Ciidamada Somaliland oo xabsi dhigay Masuul horey uga tirsanaa maamulka Puntland

Ciidamada booliiska maamulka Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ku xiray  Abuukar Cabdi Geelle oo soo noqday Gudoomiyihii gobolka Sool ee maamulka Puntland. Abuukar Geelle...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs