Sunday, April 28, 2024

Somaliland oo amaro yaab leh ku soo rogtay Culimada ka wacdiya Masaajidada

Imaamyada Somaliland ayaa hadda kadib ID card u soo qaadan doono si ay masjidka khudbad uga jeediyaan sida uu sheegayo amar ka soo baxay...

Maxay ka wada hadleen Muuse Biixi & danjiraha Sacuudiga u fadhiya Somalia (Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Sucuudiga u fadhiya  Soomaaliya, Dr Mohammed Abdi-kani Khayat oo booqasho ku...

Muuse Biixi oo dhagax dhigay Mashruuc ay ku baxeyso $-17 Milyan (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta dhagax-dhigay waddo cusub oo isku xiraysa Kaantaroolka Halleeya iyo Cusbitaalka Shifo oo dhan 22.5KM, taasoo dhinaca...

Somaliland oo xabsiga dhigtay masuuliyiin lagu eedeeyey Musuq-maasuq

Somaliland ayaa maanta xirtay masuuliyiin haya xilal dawladeed iyo kuwo hore oo musuqmaasuq lagu soo eedeeyay. Agaasimaha maamulka ee wasaaradda warfaafinta Xasan Maxamuud Muxumed ayay...

Midowga Yurub oo ka shaqeeyay in ay Heshiiyaan Muuse Biixi iyo Xisbiyada Mucaaradka (Daawo...

Madaxweynaha  Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka xisbiyada mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa heshiis rasmi ah ka...

Golaha Wasiirada Somaliland oo go’aano culus ka soo saaray Wadahadalka Somalia (Akhriso)

Golaha wasiirradda Maamulka Somaliland ayaa manta shir iskugu yimid kaasoo uu shir gudoominayey Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxayna dood dheer ka yeesheen arrimo la...

Faah faahin ku saabsan halka Saldhigyada Militariga ee dalka Itoobiya noqon doonaan oo la...

Dawladda Faransiiska iyo Itoobiya ayaa wada gaadhay heshiis dhanka Militariga ah gaar ahaana taageeridda ciidamada Badda ee Itoobiya samaysanayso kadib bookhasho laba maalmood ah...

Sheekh Aadan Sunne iyo qaar kamid ah Xertiisa oo Xukuno kala duwan lagu riday

Maxkamad kutaala magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa maanta xukun ku riday Sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame (Aadan Sunne) oo kamid ahaa Culimada caanka ka...

Daawo Sawirada: Xuska Dabaal dega 18-ka May oo saakay ka socota Hargeysa

Waxaa saakay magaalada Hargeysa iyo magaalooyin kale oo katirsan maamulka Soomaaliland ka socota xuska munaasabada 18-ka May oo ah maalintii ay ku dhawaaqday Soomaaliland...

Culimada Somaliland oo Madaxweyne Biixi ku eedeeyey inuu gacmaha kula jiro arin halis ah

Qaar ka mid ah culimada Somaliland ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha maamulkaas inuu dhul boob ka wado magaalada Hargeysa, iyagoo ka digay cawaaqibka ka dhalan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs