Sunday, April 28, 2024

DEG DEG: Dagaal culus oo saaka waaberigii ka qarxay Magaalada Laascaanood

Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Magaalada Laascaanood dagaal ayaa saaka waaberigii ka qarxay gudaha Magaalada gaar ahaan qeybta bari kaasoo u dhexeeya...

Muuse Biixi oo magacaabay Wasiiro cusub iyo masuuliyiin kale (Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta xilka qaadis iyo magacaabis ku sameeyay qaar kamid ah xukumaddiisa. Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa...

France u yeertay danjirihiisa Turkiga iyo xiisada labada dal cirka isku shareertay

Dowlada Faransiiska ayaa wadatashi ugu yeeray safiirka u fadhiya Turkiga, kadib markii uu Madaxweyne Rajab Tayib Erdogan hadallo xanaf leh ku weerarray dhiggiisa Emmanuel...

Hargeysa oo si qurux badan looga xusay munaasabada 26-ka Juun (Daawo Sawirada)

Waxaa xalay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland lagu qabtay munaasabad balaaran oo loogu dabbaal-degayay 59-guurada kasoo wareegtay Markii gobolada Waqooyi xuriyada ka qaateen Dowladda...

Duqa magaalada Hargeysa oo lagu soo oogayo Dacwad aan nuuceeda horey loo arag

Nin dhalinyaro ah oo kunool magaalada Hargeysa ee caasimada maamulka Somaliland ayaa dacwad aan horey nuuceeda loo arag waxa uu kusoo oogayaa Duqa magaalada...

Madaxweyne Farmaajo oo lagu eedeeyay in uu sameeyay Jabhado Hubeesan

Maamulka Somaliland ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in uu sameeyay jabhado loogu tala galay in lagu carqaladeeyo maamulkaasi. Wasiirka Arrimaha...

Somaliland oo beenisay warbixinta COVID-19 ee ay baahiso dowlada Somalia

Maamulka Somaliland ayaa sheegay in cudurka Covid-19 uu ku soo laba kacleeyay, dadka xanuunka laga helayaana ay sii kordhayaan maalinba maalinta ka dambeysa. Agaasimaha Wasaaradda...

Madaxweye Muuse Biixi Cabdi oo kormeer ku tegay Beerta Xoriyadda Hargeysa (Sawirro)

Madaxweynaha  Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa kormeer ku tegay Beerta Xoriyada oo maalmahanba ay ka socotay shaqo ballaadhan oo uu hormuud ka...

Somaliland oo amaro yaab leh ku soo rogtay Culimada ka wacdiya Masaajidada

Imaamyada Somaliland ayaa hadda kadib ID card u soo qaadan doono si ay masjidka khudbad uga jeediyaan sida uu sheegayo amar ka soo baxay...

(Akhriso) Somaliland oo mamnuucday in degaanada hoos taga laga daawado SNTV

Maamulka Somaliland ayaa degaanada hoos taga ka mamnuucday in laga daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliyeed ee SNTV oo ku hadlka codka dowlada Somalia Amar ka soo...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs