Wednesday, May 8, 2024

Faah faahino kasoo baxaya Qarax dad shacab ah ku dhinteen oo ka dhacay duleedka...

Qarax miino oo dhaliyay khasaaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa xalay ka dhacay duleedka magaalada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose., waxa uuna qaraxa haleelay...

Axmed Madoobe oo gudoomiyay Shir Xasaasi ah oo ka dhacay Kismaayo (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta gudoomiyay shir xasaaasi ah oo looga hadlayay sidii loo adkeyn lahaa amaanka guud ee...

Al-Shabaab oo mar kale shan nin ku toogatay goob fagaare ah (Magacyada)

Fagaare ku yaalla degaanka Salagle ee gobolka Jubbada dhexe ayaa shalay galab lagu toogtay Illaa shan nin oo lagu eedeeyey iney u basaasayeen dowlado...

(Akhriso) Jadwalka guud ee doorashada Maamulka Jubbaland oo la soo saaray

Guddiga doorashooyinka Maamulka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka soo saaray jadwalka doorashada Madaxda Maamulkaas. Waxaa Jadwalka la soo saaray lagu xusay in soo xulista xubnaha...

Axmed Madoobe oo maanta si aan caadi aheyn loo soo dhaweeyay (Daawo Sawirada)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo maalmihii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Nairobi ayaa maanta si aan caadi aheyn loogu soo dhaweeyay...

Ciidamada Xoogga dalka oo Al-Shabaab kala wareegay degaano cusub (Daawo Sawirro)

Ciidamada Xoogga dalka oo ay la socdeen Ciidamo ka tirsan Jubbaland ayaa deegaano dhaca waqooyiga gobolka Jubbada Hoose kala wareegay Al-shabaab Saraakiisha hoggaamineysa howlgalka waxay...

Dil Caawa ka dhacay magaalada Kismaayo iyo Faah faahino kasoo baxaya

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa caawa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland waxa ay dil ugu geesteen askari la sheegay in uu...

Nabadoon caawa lagu dilay Kismaayo & Axmed Madoobe oo si kulul uga hadlay

Nabadoon Cabdiqaadir Ibraahim Xasan (Jeeri) oo ka mid ahaa Nabadoonada soo xulayay xildhibaanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland ayaa caawa Kismaayo lagu dilay. Sida wararku sheegayaan...

Jubbaland oo u hanjabtay dadka ka shaqeeanaya kicinta dadweynaha (Akhriso)

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Xeer ilaalinta maamulka Jubbaland ayaa digniin loogu diray dadka wada kicinta dadweynaha iyo sidoo kale ka been abuurida laamaha amaanka...

Dowlada Kenya oo shaacisay talaabo cusub oo ka dhan ah Soomaaliya

Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay xirtay xuduuda ay la wadaagto Soomaaliya ee dhanka Ismamaulka Lamu, waxayna sheegtay inaysan jirin cid ka soo gudbi karta...

News in English

Silver General Company (SGC)

Silver General Company (SGC) is a legally registered profit-making private company that has been working for the last 6 years providing transportation service in Somalia...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs