Monday, April 29, 2024

Qarax lagu dilay Wadaad Soomaaliyeed oo caan ah oo ka dhacay magaalada Kismaayo

Waxaa goordhaw magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ka dhacay qarax gaari uu watay loogu xiray mid kamid ah wadadaada Soomaaliyeed, kaa...

Siyaasi caan ah oo kusoo baxay doorasho saakay ka dhacday magaalada Kismaayo

Waxaa saakay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbalanad ka socota doorashada shan kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad...

La taliyaha Farmaajo oo ku hungoobay kursi xildhibaanimo oo uu Kismaayo ka doontay

La-taliyaha arrimaha doorashooyinka ee Madaxwaynaha xiligiisu dhamaaday Cabdi Cali Raage ayaa sheegay in loo diiday inuu u tartamo kursiga beeshiisa ee HOP072 oo yaalla...

Gudoomiye ku-xigeenkii hore ee Gobolka Banaadir oo Xildhibaan loo doortay (Sawirro)

Maanta oo taariikhdu tahay 17-da Febaraayo 2022 guddiga Doorashada Galmudug wuxuu qabtay Doorashada Kursiga nambarkiisu yahay HOP035 oo 2 musharax isku diiwaangeliyeen, kalana ah:- 1-...

Jubbaland oo ka deyrisay doorasho ka dhacda Magaalada Garbahaarey (Akhriso)

Kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiinta golaha fulinta iyo kan Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ee kasoo jeeda Gobolka Gedo, ayaa lagu shaaciyey suurta galnimada doorasho...

Axmed Madoobe oo Guddoomiyay Shirka Gollaha Wasiirada Jubbaland (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyey kulanka golaha wasiirada. Madaxweynaha Dowladda Jubaland ayaa golaha wasiirada oga warbixiyey xaalada guud...

Dowlada Somalia iyo Midowga Afrika oo bayaan wadajir ah soo saaray (Akhriso)

Dowlada Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo bayaan wadajir ah soo saaray 1. Kaddib marki lai soo-dhoweeyay wafdiga Midowga (AU), Qarammada Midoobay (UN) iyo Midowga Yurub...

Madaxweynaha Jubbaland oo Qaabilay Wafdi ka socday Hay’adda IOM (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta aqalka madaxtooyada ku qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Bariga iyo Geeska Afrika ee Hay’adda Caalamiga...

Axmed Madoobe oo Guddoomiyay shir arrimo muhiim ah looga hadlay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Jubaland mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda Jubaland isagoo golaha warbixin guud ka siiyey xaaladda Amniga, abaaraha...

Loollan adag oo ka jira doorashada kursiga HOP123 iyo Musharaxa loo saadaalinayo

Waxaa soo baxaya Loollan aad u xooggaan in uu ka jiro qaar kamid ah kuraasta taalla gobolka gedo, iyadoo ay jifooyinka wada leh kuraastaas...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs