Tuesday, May 7, 2024

Xukun Dil ah oo lagu riday Maxamed Aadan Maxamed iyo Dambiga uu galay oo...

Maxkamada darajada Koowaad ee Ciidamada qalabka sida qeybteeda 27aad, ayaa maanta xukun dil ah ku riday askari katirsanaa ciidanka xoogga Soomaaliyeed oo lagu helay...

Ciidamada Dowladda oo gacanta ku dhigay dagaalyahano katirsan Al Shabaab (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa howlgal ay ka sameeyeen gobolka Jubada Hoose ku dilay xubno katirsan Al Shabaab sidoo kale...

Abaabulka Banaan bax ka dhan ah Ra’isul Wasaare Rooble oo si xooggan u socda

Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi ka socdo abaabulka banaan bax looga soo horjeedo Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya...

Axmed Madoobe oo Dhul ku wareejiyay Agaasimaha Hay’adda Socdaalka

Madaxweynaha Jubaland mudane H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa qaabilay wafdi uu hogaaminayey Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Cabdulqaadir Cilmi Cali iyo xubno kale...

Shirkadaha Diyaaradaha oo looga digay in Garbahaarey usoo qaadaan Guddigii uu Rooble Magacaabay

Maamulka degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo ayaa shirkadaha Diyaaradaha ee dalka uga digay in magaalada Garbahaarey usoo qaadaan guddiga qiimeynta xaaladda magaalada Gabahaarey uu...

Guddigii uu Magacaabay Rooble oo soo gabagabeeyay kulumadii Kismaayo (Sawirro)

Guddiga Qiimeynta Xaaladda deegaan doorashada labaad ee Jubaland ee Garbahaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa soo gabagabeeyay wadahadalladii iyo kulammadii...

Odayaal kasoo jeeda Gedo oo diiday in Garbahaarey Doorasho ka dhacdo (Sawiiro)

Guddiga qiimeeynta xaaladda deegaan doorashada labaad Jubaland ee Garbohaarreey ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa la kulmay odaayasha dhaqanka Jubaland ee matala qaar...

Maamulka Gobolka Gedo oo kahor yimid Guddigii uu Ra’isul Wasaare Rooble magacaabay

Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi baaris iyo qiimeyn ku sameeya suurto galnimada in doorashada xildhibaano kamid noqonaya gollaha shacabka ka...

Dowlada Ukraine oo saxiixday inay ku biirto Midowga Yurub

Madaxweynaha UKraine Zelenskyy ayaa sheegay inuu saxiixay codsi ah in Ukraine ay ku biirto Midowga Yurub. Dukumentiyada waxay ku sii jeedaan Brussels," Andrii Sybiha, madaxa...

Siyaasada Nashqadeynta Guryaha Jubbaland oo la meel mariyay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada oo lagaga hadlay qodobo kala duwan. Ugu horayn golaha ayaa si...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs