Saturday, May 18, 2024

Ciidamo isku dhaf ah oo baaritaano ka sameeyey degmada Hobyo (Sawirro)

Ciidamada Amniga ayaa howlgal ballaaran ka wada Degmada Hobyo ee gobolka Mudug oo uu maalmahanba ku sugnaa Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor...

Qoor-qoor oo degmada Hobyo ku soo dhoweeyey wafdi ka socday DF (Sawirro)

Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Magaalada Hobyo kusoo dhaweeyay wafdi ballaaran oo ka yimid magaalada Muqdisho. Wafdiga ee hoggaaminayaan Guddoomiye ku-xigeenka 1aad...

Wasaarada Caafimaadka Galmudug oo 19 qodob ku guuleysatay muddo bil ah (Sawirro)

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa soo bandhigtay waxqabad la taaban karo oo ay ku talaabsatay mudadii bisha aheyd ee...

Madaxweyne Qoor-qoor oo komeeray dhismaha jidka Hobyo & Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa indhadheeyay dhismaha wadada Hobyo (Hobyo Highway). Dhismaha wadadan oo maraya Degmada Ceelguula oo socday mudo shan sano ah...

(Sawirro) Qoor-qoor oo tababar u furay dufcaddii 1aad ee ciidanka Daraawiishta Galmudug

Madaxweynaha Dawladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo ay wehliyaan wasiirro ka tirsan xukuumaddiisa, xildhibaanno barlamaanka Galmudug ah iyo xubno ka tirsan labada...

Ciidamada NISA oo xabsi ku guray Odayaal fuliyey amar ka soo baxay Al-Shabaab

Ciidamada NISA ayaa maanta waxay xir-xireen qaar ka mid ah Odayaal dhaqameedyo ku sugnaa degaanno hoos taga gobolka Galgaduud. Sida wararku sheegayaan ciidamada ayaa maanta...

Taliyaha ciidanka XDS oo kormeeray Qeybta 21-aad ee Dhuusamareeb (Sawirro)

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. Odawaa Yuusuf Raage oo ku jira safar uu maalmahan ku marayo xarumaha Ciidanka Xoogga dalka ee degaanada Galmudug...

Madaxweyne Qoor-qoor & Wafdi uu horkacayo oo lagu soo dhoweeyey Gaalkacyo (Sawirro)

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Madaxweynaha iyo...

(Sawirro) Wasiirka amniga Galmudug oo wareejiyey baraha Kontrol ee K/Gaalkacyo

Wasiirka amniga dowlad goboleedka Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa booqday xerada tababarka ciidamada ee indha-qaris oo ku taallo duleedka magaalada Gaalkacyo. Xeradaan ayey wasaaradda amniga...

Heyadda CRD oo degmada Cadaado ka bilowday dhismaha Goleyaasha degaanka Galmudug(Daawo Sawirada)

Munaasabad oo lagu daahfurayey dhismaha golayaasha degaanka degmooyinka Galmudug laguna bilaabey degmada Cadaado ayaa lagu qabtey xarunta Madaxtooyada Cadaado. Waxaa ka qeyb galay Munaasabadan Madaxwaynaha...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs