Tuesday, May 14, 2024

(Akhriso) War-Murtiyeed 8 qodob ka kooban oo ka soo baxay Shirkii Dhuusamareeb

Wararka naga soo gaaraya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goor dhow uu halkaas ka furmay shirkii madaxda DF iyo dowlad goboleedyada ka dib kulamo...

Maxaa ka jira in Fahad Yaasiin iyo xubno kale ay fashilanayaan Shirka Dhuusamareeb?

Hogaamiyaha xisbiga Wadajir Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay warar saacadihii la soo dhaafay soo baxayey oo sheegay in Madaxweyne Farmaajo ay cadaadis...

Farmaajo iyo Madaxda dowlad goboleedyada oo isku mari waayey hal arrin (Xog hoose)

Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan kulan albaabadu u xiran yihiin oo maanta Dhuusamareeb ku dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxda...

(Sawirro) Madaxweyne Farmaajo oo ka warbixiyey geeddi socodka Siyaasada dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Hoggaanka Ururrada Bulshada Rayidka ah ayaa uga warbixiyey hannaanka geedi socodka siyaasadeed ee...

Wafdi hordhac u ah safarka Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Dhuusamareeb

Wafdi la sheegay iney hordhac yihiin safarka Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Howladeeno ka tirsan Madaxtooyada, koox qaabilsan hab maamuuska iyo...

Qorshe Shirka wada tashiga looga wareejinayo Dhuusamareeb oo ka bilowday Garowe

Siyaasiyiin ka soo jeeda Puntland ayaa bilaabay qorshe cusub oo shirka wada tashiga madaxda DF iyo dowlad goboleedyada looga soo wareejinayo magaalada Dhuusamareeb oo...

(Daawo Sawirro) Sida diiran ee RW Khayre loogu soo dhoweeyey Dhuusamareeb

Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa galabta gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug. Waxaa si wadajir ah ay garoonka diyaaradaha ugu soo dhoweeyey Madaxweynaha...

Fiqi oo ka hadlay ciidanka Madaxda D/Goboleedyada la tageen Dhuusamareeb

Wasiirka amniga ee Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in amniga magaalada Dhuusamareeb la adkeeyay isla markaana ay sugayaan ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug...

(Sawirro) Sidee Axmed Madoobe loogu soo dhoweeyey Magaalada Dhuusamareeb?

Waxaa goor dhaweyd magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug gaaray Madaxwaynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmad Madoobe) oo ka soo duulay Magaalada...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs