Saturday, April 27, 2024

Ciidamada Ahlu Sunna oo la wareegtay Deegaan ku dhaw magaalada Dhuusomareeb

Ciidamo daacad u ah kooxda Ahlu Sunna ayaa maanta dagaal la'aan kula wareegay deegaanka Ceeldheere oo qiyaastii 30-km u jira magaalada Dhuusomareeb ee caasimada...

Diyaarado wada ciidamo badan oo ka degay Dhuusomareeb iyo abaabul xoogan oo socda

Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya in goordhaw garoonka diyaaradaha magaaladaasi ka dageen diyaarado wada ciidamo aad u...

Sheekh Shaakir oo ka hadlay Xiisada ka taagan Galmudug iyo abaabulka ay wadaan

Ciidamo daacad u ah kooxda Ahlu Sunna ayaa shalay la wareegay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, waxa ayna ciidankan hada wadaan dhaq dhaqaaqyo kale...

Raisul Wasaare Rooble oo war kasoo saaray Xiisada u dhaxeysa Galmudug iyo Ahlu...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan...

Musharax Madaxweyne oo soo dhaweeyay Qoraal kasoo baxay kooxda Ahlu Sunna

Musharax Madaxweyne Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa soo dhaweeyay Qoraal kasoo baxay Hogaanka Ahlu Sunna ee gobolada Dhaxe kuna sheegayeen in aysan dagaal dooneyn. Qoraal uu...

Wararkii Ugu Dambeeyay Kulamo Xasaasi ah oo caawa ka socda Dhuusomareeb

Xarunta Madaxtooyada Galmudug ee magaalada Dhuusomareen waxaa caawa ka socda kulamo looga arinsanayo xaalada siyaasadeed ee kusoo kosoo korortay Galmudug gaar ahaan xiisada dagaal...

Madaxweyne Qoor Qoor iyo xubno la socda oo goordhaw gaaray Dhuusomareeb xili…

Waxaa goordhaw magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug dib ugu laabtay Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor iyo senataro katirsan Aqalka...

Ciidamada Ahlu Sunna oo soo bandhigay Gaadiid Dagaal iyo hub ay qabsadeen (Sawirro)

Ciidamada Daacada u ah kooxda Ahlu Sunna ayaa soo bandhigay gaadiid dagaal iyo hub kala duwan ay ku qabsadeen dagaal xoogan oo shalay ka...

DEG DEG: Ciidamo taabacsan hogaanka Ahlu sunna oo la Wareegay degmada Guriceel

Ciidamo taabacsan hoggaanka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa soo sheegayaa iney la wareegeen degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud sida ay sheegayaan warar halkaas naga soo...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs