Sunday, May 19, 2024

Qaar kamid ah xildhibaanadii Ahlu Sunna oo go,aankoodii badalay iyo Wararkii Ugu dambeeyay

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa xiligan ka taagan xiisad siyaasadeed oo ka dhalatay kala qeybsanaanta guddigii loo xil saaray qaban qaabada doorashada...

Musharaxiin iyo ergooyin ku qulqulaya Dhuusamareeb & amniga oo la xoojiyey

Wafdi ka socda Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shalay gaaray maanta Dhuusamareeb; Caasimadda Dawlad Goboleedka Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Marwo Xalima Ismail Ibrahim...

Wareegto ku saabsan Muddo Xileedka Baarlamaanka Galmudug ee Waqtiga Kalaguurka oo lasoo saaray

Gudoomiyaha Baarlamaanka Dowlad goboleedka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa Wareegto uu soo saaray kusoo dhaweeyay Qoraalkii dhawaan kasoo baxa Wasaarada Arimaha Gudaha ay ka...

(Sawirro) Xildhibaano diidanaa doorashada Galmudug oo la kulmay Madaxweyne Qoor-qoor

Magaalada Dhuusamareeb waxaa maanta gaaray xubno ka tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ee ka soo horjeeday Doorashada Galmudug ka dhacday dhowaan. iyagoo la kulmay Madaxweyne Axmed...

Hogaanka Ahlu Sunna oo codsaday in Xabada laga joojiyo fursad ay ku baxaana la...

Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka socdo dhinaca Waqooyi ee magaaladaasi gaar ahaan halka loo yaqaan Jaamacada ay...

RW Khayre oo kulan la qaatay Madaxda sare ee Maamulka Galmudug (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaare Xassan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka degan yahay magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay madaxa xukuumadda Galmudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo...

Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Guriceel iyo meydad yaala xaafadaha qaar

Waxaa saakay wax xoogaa degan xaalada magaalada Guriceel oo sadexdii maalin ee lasoo dhaafay ka socdeen dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada dowlada federaalka...

Shiikh Max’ed Shaakir oo War-Saxaafadeed xasaasi ah soo saaray, kana hadlay..(Akhriso)

Madaxa Xukumadda Galmudug Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa baaq nabadeed udiray Beelaha Walaalaha ah ee ku hardamaya Gobalka Mudug. Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan...

Maxamed Deeq Carab oo isku soo dhiibay ciidanka Dowladda (Daawo Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya ee ku sugan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa waxaa isku soo dhiibay dagaalyahan katirsanaa Al Shabaab, kaa oo qoraygiisa kala...

Ciidamada booliiska oo gacanta ku dhigay rag la tuhmayo in ay geesteen dil laga...

Ciidamada booliiska saldhiga degmada Caabudwaaq ee maamulka Galmudug ayaa gacanta ku dhigay rag lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dil maalmo kahor degmadaasi loogu...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs