Saturday, May 18, 2024

(Akhriso) Maraykanka oo War ka soo saaray duqeymo kale oo ka dhacay gobolka Mudug

Qoraal ka soo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika AFRICOM ayaa looga hadlay duqeymo xalay mar kale laga geystay degaano ka tirsan gobolka...

Faahfaahin: Dagaalo khasaare ballaaran geystay oo ka dhacay degaan ka tirsan Galmudug

Sida ay sheegayaan Wararka naga soo gaaraya degmada Balanbale ee Gobolka Galguduud dagaal dhaliyay khasaare kala duwan oo u dhaxeeyay laba maleeshiyo beeleed ayaa...

Baarlamanka Galmudug oo kulan deg deg ah la iskugu yeeray & Xildhibaanadii Ahlu sunna...

Sida ay sheegayaan warar goor dhow naga soo gaaray magaalada Dhuusamareeb waxaa la filayaa inuu halkaas ka furmo kulan deg deg ah oo ay...

(Sawirro) Dhismaha cusub ee Madaxtooyada Galmudug oo gebogebo ku dhow

Ku-simaha Madaxweynaha Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa kormeeray Dhismaha casriga ah ee Xarunta Madaxtooyada Galmudug loo dhisaayo oo heer gaba-gaba ah maraya. Mashruucan oo...

Dagaal la isku habeensaday oo dhexmaray Ciidanka DF iyo kuwa Ahlusunna

Dagaal culus ayaa galabta ku dhexmaray duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan ciidamada Galmudug iyo DF oo dhinac ah iyo xoogag taabacsan Ahlusunna. Sida Wararku...

Ciidamo ka baxay Muqdisho oo Safar dhulka ah ku tagay magaalada Gaalkacyo (Sawirro)

Ciidamo katirsan milatariga dowladda Soomaaliya oo ka baxay magaalada Muqdisho ayaa safar dhinaca dhulka ah ku gaaray koonfurta magaalada Gaalkacyo ee dowlad goboleedka Galmudug. Warbaahinta...

Milatariga Soomaaliya oo Howlgal qorsheesan ku qabtay  Dabley dishay Saraakiil ciidan 

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo howlgal qorsheesan ka fuliyay deegaan kuyaala gobolka Galgaduud ayaa gacanta kusoo dhigay labo nin oo kamid ahaa maleeshiyaad hubeesan...

C/kaafi Maxamed Max’uud oo ka soo horjeestay xilka qaadis lagu sameeyey

Wasiirka Qorsheynta Galmudug Cabdikaafi Maxamed Max’uud ayaa ka soo horjeestay Wareegto xilka looga qaaday oo ka soo baxday madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Cabdikaafi...

Jeneraal Galaal oo sheegay in xiisad dagaal ay ka jirto magaalada Dhuusomareeb

Magaalada Dhuusomareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto xiisad u dhaxeysa ciidanka dowlada federaalka ee dhawaan la wareegay...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs