Thursday, May 16, 2024

Doorashada Madaxweynaha cusub ee Galmudug oo ka socota Cadaado

Magaalada Cadaado ayaa waxaa ka socota doorashada Madaxweyne cusub oo maamulka Galmudug yeesho, iyadoo marka doorashadan ay dhamaato ay Galmudug yeelab doonto madaxweynihii labaad. Doorashadan...

Xaalada Kaxandhaale oo degan & ciidan la dhex dhigay dhinacyadii dagaalamay (Sawirro)

Ciidamo isugu jira Nabad Sugid, Boolis iyo Millateri ayaa la sheegay in la kala dhex dhigay Maleeshiyaadkii ku dagaalamayey maalmahan deeaanka Kaxandhaale ee Gobalka...

Qaramada Midoobay oo si adag uga hadashay dilkii loo geestay Maxamed Cabdi Khayre

Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareesay dil xalay Koonfurta magaalada Gaalkacyo loogu geestay Maxamed Cabdi Khayre (Fiimto) oo kamid ahaa shaqaalaha Qaramada Midoobay ee...

Abshir Bukhaari & Xildhibaano ku kacsan dowlada oo tagay Cadaado (Sawirro)

Xubno uu horkacayo guddoomiye ku-xigeenka Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa gaaray magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Xubnaha wehliya Abshir Bukhaari waxaa ka mida...

Daawo Sawirada: Taliyaasha ciidamada Soomaaliya oo gaaray Dhuuso Mareeb

Waxaa magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug gaaray taliyaasha ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, waxaana garoonka Diyaaradaha Dhuuso Mareeb kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan...

Xubno ka tirsan guddiga dib u heshiisiinta Galmudug oo gaaray Dhuusamareeb

Xubno ka tirsan guddiga dib u heshiisiinta Galmudug ee uu dhawaan Magacaabay Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumada Soomaaliya ayaa maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb. Xubnaha guddigan...

C/raxmaan Baadiyow oo ka hadlay Khilaafka Guddiga Dib u heshiisiinta Galmudug

Waxaa soo shaac baxay in khilaaf xoogan uu ka dhax jiro xubnaha guddiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta beelaha dega Galmudug , xili...

Banaan bax looga soo horjeeday Shirkii Dib u heshiisiinta Galmudug oo la dhigay (Sawirro)

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maanta halkaasi uu ka dhacay banaan bax looga soo horjeeday shirkii dib u...

Cadaadis xoogan oo la saaray Guddigii Doorasho uu magacaabay Sheekh Shaakir

Magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug waxaa kuwada sugan labo guddi doorasho oo iska soo horjeeda ayna kala magacaabeen Dowlada federaalka iyo kooxda Ahlu...

Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah oo kasoo gudbay Xadka Soomaaliya iyo Ujeedkooda oo…

Ciidamo badan oo Itoobiyaan ah aadna u hubeesan ayaa saacadihii lasoo dhaafay kasoo gudbay xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Itoobiya gaar ahaan dhinaca Gobolka...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs