Friday, April 26, 2024

Shan ka mid ah Xildhibanada Golaha shacabka oo lagu doortay Baydhabo (Magacyada)

Gudigga Dorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyay natiijadda Doorashada Shan kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka oo maanta lagu doortay Magaalada Baydhabo. Gudiga ayaa...

Dowladda oo Ciidamo badan geesay Degmo ay go’doomiyeen Al Shabaab (Sawirro)

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta diyaarado ku geeysay ciidamo badan oo katirsan milatariga Soomaaliya degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool, oo kamid ah degmooyinka ay go'doomiyeen...

Beelaha Koonfur galbeed Somalia ma iyagaa ugu horeeyay inay u barakacaan gobolada beelaha kale?

Sidaan ognahay kumanaan ka mid ah beelaha dega Koonfur galbeed ee Soomaaliya ayaa rubac qarnigii ugu dambeeyay ku barakacay qaybo ka mid ah dhulka...

K/Galbeed oo aqoonsigii kala laabatay Nabadoonkii matalayay Mukhtaar Roobow

Maamulka Koonfur Galbeed ayaa maamuus ka xayuubin ku sameeyey Nabadoonkii matalayay Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mukhtaar Roobow Abu-Mansuur. Qoraal ka...

Guddi xaqiiqo raadin ah oo loo saaray qalalaasihii ka dhacay Baydhabo (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa magacaabay Guddi xaqiiqo raadin ah oo baaraya shaqaaqooyinkii ka dhacay Magaalada Baydhabo ee doorashadii ka...

Isgaarsiinta Baydhabo oo hawada laga saaray iyo Sababta keentay oo la ogaaday

Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta hawada laga saaray isgaarsiintii magaaladaasi ka shaqeeneysay. Sida...

Akhriso Magacyada Xubnaha ku fadhiya 13-ka kursi ee lagu dooranayo magaalada Baraawe

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed Koonfur Galbeed ayaa xalay shaaciyay qabashada doorashada 13-kursi oo kamid noqonaya gollaha shacabka, kuwaa oo lagu dooranayo magaalada Baraawe. Kuraasta...

Mowliid Maxamed Sheekh oo isku soo dhiibay Ciidanka Milatariga Soomaaliya

Taliska qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur Galbeed kusoo bandhigey nin sheegay in muddo...

Doorashada kuraas ka banaan Golaha shacabka oo ka socota Magaalada Baydhabo

Waxaa ka socota maanta magaalada Baydhabo doorashada labo kursi oo ka mid ah kuraas ka banaan Golaha Shacabka Soomaaliya, kuwaasoo laga soo doorto degaanada...

News in English

Let President Hassan complete his term with the mandates he was...

During President Hassan Sheikh Mohamud's tenure, along with his Vice, Prime Minister Hamze Abdi Bare, they successfully oversaw the completion of the constitution, aligning...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs