Askar ku dhimatay Rasaas xalay loo ridayay Dabaal dega xuska 26-ka Juun

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in xalay labo askari oo ka kala tirsanaa ciidamada milatariga iyo kuwa Haramcad...

Cali Guudlaawe oo Ganacsato usoo bandhigay Fursado Maalgashi (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa Magaalada Stanbul ee Dalka Turkiga uga qeybgalay kulan casuumaad ah oo ganacsatada jaaliyada Magaaladaas ay...

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowlada iyo Al Shabaab oo socda iyo Dowlada oo...

Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada milatariga Soomaaliya iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa ka socda deegaano katirsan gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxaana dagaalkan ka...

Gen. Odawaa oo faahfaahin ka bixiyey weerarkii Ismiidaaminta ee saaka ka dhacay Sh/dhexe

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. Odawaa Yuusuf Raage ayaa faahfaahin ka bixiyey weerar ismiidaamin ah oo saaka lagu qaaday saldhig ciidamada dowladu ku...

Cali Guudlaawe oo dalabyo culus hordhigay danjire Kate Foster

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa galabta kulan la qaatay Safiirka Dowlada Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Kate Foster. Kulankaan ayaa looga hadlayay Arrimaha...

Madaxweynaha Hirshabelle oo xarunta Xalane kula kulmay Alberto Vecchi (Daawo Sawirro)

 Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa maanta xarunta Xalane kulan kula qaatay  Safiirka Dowlada Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Ambassador Alberto Vecchi.   Kulankaan ayaa looga...

Ra’isul Wasaare Rooble oo Indhihiisa kusoo arkay Dhibaatada ka jirta Jowhar (Sawirro)

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi isugu jira Wasiiro iyo Xiuldhibaano uu hogaaminayay ayaa gaaray magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle. Madaxweynaha...

Ra’isul Wasaare Rooble iyo wefdi uu hogaaminayo oo goordhaw gaaray Jowhar

Ra'isul Wasaaraha Xukuumada federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hogaaminayo ayaa goordhaw gaaray magaalada go'doonsan ee Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle. Wafdiga...

Dagaal culus oo saakay ka dhacay Ceelbacad iyo Janaraal Odawaa oo guul sheegtay

Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada milatariga Soomaaliya iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay ka dhacay deegaanka Ceelbacad ee kuyaala duleedka degmada Buuloburte...

Janaraal Odawaa iyo Qaar kamid ah Saraakiishii Bad baado Qaran oo is arkay

Taliyaha ciidanka Milatariga Soomaaliya Janaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa hogaaminaya howlgal ciidanka xooga Soomaaliya ka wadaan deegaano hoostaga degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeelaha...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs