Tuesday, May 14, 2024

Ciidanka dowladda oo la wareegay deegaano Al Shabaab ka joogeen Hiiraan (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa maanta howlgalo qorsheesan ka fuliyay deegaano hoos yimaada degmada Buula-burde ee gobolka Hiiraan , waxa ayna ciidanka howlgalka inta ay...

Maleeshiyaad Weerar culus ku qaaday Deegaan Al Shabaab heesteen iyo khasaaro ka dhashay

Wararka ka imaanaya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyaad macawuusley ah weerar culus ku qaadeen deegaan dhaca duleedka degmadaasi, oo ay...

Al Shabaab oo shaacisay cida ay ahaayeen dadkii ay ku laayeen deegaan u dhaw...

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroor hore dad badan oo la socday gaadiid xamuul siday iyo kuwa kale oo safar ahaa ku laayay...

Weerar dad lagu dilay laguna gubay Gaadiid Raashin waday oo ka dhacay Hiiraan

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalyahano katirsan Al Shabaab weerar ku qaadeen gaadiid nuuca xamuulka qaada ah oo waday raashin, xilli...

Cali Guudlaawe oo xilkii ka qaaday C/salaan C/llaahi Xaashi, Mas’uul cusubna ku bedelay

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Hay'adda Qaxootiga Dowladda Hirshabeelle Mudane C/salaan C/laahi Xaashi. Wareegto ka soo baxday xafiiskiisa ayuu...

Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo Indhihiisa kusoo arkay Dhibaato Al Shabaab geesteen (Sawirro)

Wasiirka Difaaca xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ay wehliyaan taliyaha ciidanka xoogga Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa iyo masuuliyiin kale ayaa tagay deegaano dhawwaan Al Shabaab...

Madaxweynaha Hirshabelle oo xariga ka jaray Suuq laga hirgaliyay Matabaan (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta xariga ka jaray suuq wayn oo ganacsiga qudaarta ah oo laga hirgaliyay degmada Matabaan Gobolka...

Ciidamada dowladda oo la wareegay saldhig Al Shabaab ku lahaayeen Deegaanka Hees (Sawirro)

Ciidanka milatariga Soomaaliya gaar ahaan qeybta 27aad oo ay wehliyaan ciidamo katirsan Hirshabelle iyo maleeshiyo beeleed ,ayaa la wareegay deegaanka Hees oo hoostaga degmada...

Garoon Diyaaradeed oo laga dhisayo degmo ay Go’doomiyeen Al Shabaab (Sawirro)

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweyne Ku Xigeenka maamulka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta Degmada Maxaas ka dhagax dhigay garoon diyaaradeed...

Taliyaha Ciidanka lugta oo gaaray jiidaha dagaalka gobolka Hiiraan (Daawo Sawirro)

Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Mudane Cali Jeyte Cismaan ayaa Jiida hore ee Dagaalka ku soo dhaweeyey Taliyaha Ciidanka lugta ee Xooga Dalka Soomaaliyeed General Maxamed...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs