Cali Guudlaawe oo xilkii ka qaaday C/salaan C/llaahi Xaashi, Mas’uul cusubna ku bedelay

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Hay’adda Qaxootiga Dowladda Hirshabeelle Mudane C/salaan C/laahi Xaashi.

Wareegto ka soo baxday xafiiskiisa ayuu sidoo kale xilkaas ugu Magacaabay Marwo Farxaan Cumar Carte, Sidoo kale Madaxweynaha ayaa Gudoomiye Ku Xigeenka Hay’adda Qaxootiga u Magacaabay Mudane Abuukar Xasan Muuse.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

- Advertisement -