Friday, May 17, 2024

Janaraal Odawaa iyo Qaar kamid ah Saraakiishii Bad baado Qaran oo is arkay

Taliyaha ciidanka Milatariga Soomaaliya Janaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa hogaaminaya howlgal ciidanka xooga Soomaaliya ka wadaan deegaano hoostaga degmada Raaga Ceelle ee gobolka Shabeelaha...

Isbadal ku yimid Biyaha Wabiga Shabelle ee mara Baladweyne iyo Sun looga shakiyay

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in isbadal ku yimid biyaha wabiga Shabelle ee dhax mara magaalada Baladweyne, waxaana...

Guddiga Doorashada Hirshabelle oo Beeniyay Warar saacadihii lasoo dhaafay la baahiyay

Guddiga Doorashooyinka heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxa ay ku beeniyeen warar been-abuur ah oo saacadihii lasoo dhaafay lagu qoray...

Madaxweyne Waare oo ka horyimid shir ay yeelanayaan Madaxda maamul goboleedyada

Magaalada Garawe ee caasimada maamulka Puntland ayaa dhawaan lagu wadaa in ay shir ku yeeshaan Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada, waxaana shirkan ka maqan maamulka Hirshabelle...

Dil caawa ka dhacay duleedka Belad-weyne iyo faahfaahino ka soo baxaya

Degaanka Baardheere oo ku yaalla duleedka magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa caawa lagu dilay nin oday ahaa oo laga yaqiinay degaanka. Goob joogayaal...

Al Shabaab oo sheegtay in saakay si dirqi ah uga bad baaday Yuusuf Dabageed

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar dhabo gal ah ku qaaday kolonyo gaadiid ah uu la socday gudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar...

Taliyihii Booliiska Gobolka Hiiraan oo lagu dilay dagaal dhax maray Ciidamo kala taabacsan…

Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi maanta ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay ciidamo kala taabacsan...

Afduub salka ku haya dilkii Ikraan Tahliil oo bilowday iyo Digniino laga soo saaray

Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacay afduub loo geestay nin dhalinyaro ah oo la sheegay in uu ku heyb yahay...

Ciidamada Dowladda oo baneeyay deegaanada Moqokori iyo Yasooman iyo Cabsi taagan

Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka Macawuusley ee dhawwaan la wareegay deegaanada Moqokori iyo Yasooman ayaa wararku sheegayaan in goordhaw halkaasi isaga baxeen. Sida aan...

Ciidamo uu Hogaaminayay Jen. Odawaa oo Al Shabaab kala wareegay Deegaano (Sawirro)

Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya uu hogaaminayay Taliyaha ciidanka Xooga dalka Jeneraaal Odawaa Yuusuf Raage ayaa Al Shabaab kala wareegay deegaano katirsan Degmada Raaga Ceelle...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs