Saturday, May 18, 2024

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalka Jowhar iyo Qaar kamid ah Ilaalada Cali Guudlaawe oo …

Waxaa saakay dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada maamulka Hirshabelle iyo maleeshiyaad macawiisley ah uu ka qarxay magaalada Jowhar, waxaana dagaalka oo wali socda...

Xabaal wadareed laga helay degaan ka tirsan Sh/dhexe oo laga saaray Al-Shabaab (Sawirro)

Degaanada Cali Fooldheere iyo Ciid Ciidka oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa maanta waxaa gaaray ciidanka xoogga dalka Soomaaliya. Ciidanka ayaa indhahooda ku soo...

Al Shabaab oo weerar Culus ku qaaday Balcad iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday qeybo kamid ah degmada Balcad ee gobolka Shabeeaha Dhaxe, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal...

Al Shabaab oo Weerar xeyladeesan ku dishay askar badan oo katirsan ciidanka Dowladda

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay maqribkii weerar xeeladeesan waxa ay ku qaadeen bar koontarool oo kuyaalla degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, halkaas...

Yuusuf Dabageed & siyaasiyiin reer Hiiraan ah oo lagu soo dhoweeyey Jowhar (Sawirro)

Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yusuf Axmed  Hagar iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Jowhar Caasimada Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Madaxweyne Ku...

Askar ku dhimatay Rasaas xalay loo ridayay Dabaal dega xuska 26-ka Juun

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabelle ayaa sheegaya in xalay labo askari oo ka kala tirsanaa ciidamada milatariga iyo kuwa Haramcad...

Jeneraal Biixi oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baladweyne (Daawo Sawirro)

Taliyaha Ciidanka dhulka ee milatariga Soomaaliyeed, General Maxamed Tahliil Biixi iyo wafdi Saraakiil ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalkii Balcad iyo Milatariga Soomaaliya oo guulo ka sheegtay

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroortii weerar xoogan ku qaaday degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal xoogan oo...

Maxaa ka jira ciidamada Jabuuti 13 askari looga dilay Weerar ka dhacay..?

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo duleedka degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ku dhexmaray shalay gelinkii...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs