Thursday, May 2, 2024

Dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidanka dowladda iyo Al Shabaab oo ka dhacay Beer-Xaanno

Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda iyo xooggaga dib u xoreynta deegaanka ee Macawisley oo is kaashanaya iyo kooxda Al Shabaab ayaa ka goordhay ka...

Walaac xoogan oo laga muujiyay Hanaanka loo marayo maamul dhisida Hirshabelle

Xisbiga Wadajir uu hogaamiyo Siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa walaac xoogan ka muujiyay hanaanka maamul dhisida Hirshabelle, xili uu khilaaf ka dhashay guddiga ka...

Ciidan uu Hoggaaminayo Xildhibaan Xaadoole oo qabtay xubno badan oo katirsan Al Shabaab

Ciidanka milatariga Soomaaliya ayaa howlgalo balaaran ka wada deegaano hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxa ayna ciidamada la wareegeen deegaano dhoor ah...

Al Shabaab oo dagaal xoogan kula wareegtay Deegaanka Ceel Muluq

Wararka ka imaanaya Degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhaxe ayaa sheegaya in saakay deegaan kuyaala duleedka degmadaasi uu ka dhacay dagaal xoogan oo u...

Al Shabaab oo weerar Culus ku qaaday Balcad iyo Faah faahino kasoo baxaya

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday qeybo kamid ah degmada Balcad ee gobolka Shabeeaha Dhaxe, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal...

Weerar lagu dhaawacay Xildhibaano oo caawa ka dhacay magaalada Jowhar

Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee caasimada dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa sheegaya in weerar bambaano caawa lagu qaaday guri ay degnaayeen xildhibaano katirsan Baarlamaanka...

Guddoomiye Cali Jeyte oo afhayeen cusub u Magacaabay gobolka Hiiraan

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa magacaabay afhayeen cusub oo uu yeelanayo gobolkaas. Cabdi Muumin Cilmi ayaa loo magacaabay afhayeenka gobolka Hiiraan, iyadoo...

Al Shabaab oo Weerar Qaraxyo ku bilowday ku qaaday Deegaanka Xawaadley

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar culus oo ku bilowday qaraxyo ismiidaamin ah ku qaaday saldhig ciidanka milatariga Soomaaliya ku leeyihiin deegaanka Xawaadley...

Madaxweyne Waare oo gudoomiye cusub u magacaabay maamulka gobolka Hiiraan (Akhriso)

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan u magacaabay Yuusuf Dabageed, ka dib markii uu xilka ka qaaday C/llaahi Axmed Iimaan oo...

Guddiga soo xulaya ergada dooraneysa kursiga HOP#140 oo caawa la shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashada heer dowlad goboleed Hirshabelle ayaa caawa shaaciyay odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xulaya kursiga tirsigiisu yahay HOP#140 oo doorashadiisu...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs