Friday, May 17, 2024

Madaxweyne Waare oo xilka ka qaaday 5 ka mid ah golaha wasiirada Hirshabelle (Akhriso)

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa soo saaray wareegto xilka looga qaadaY shan ka mid ah golihiisa wasiirada. Sidoo kale, wareegtada ayaa lagu magacaabay...

Doorashada Kursi ay ku tartamayaan 9-Musharax oo maanta ka dhacaya Baledweyne

Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dhacdo doorashada labo kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka , doorashada...

Axmed Daaci oo ka hadlay weerarkii dhiiga badan ku daatay ee ka dhacay deegaanka...

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday deegaanka Hilowla Gaab oo hoostaga degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelaha Dhaxe, waxaana...

Madaxweyne Guudlaawe oo ka hadlay Dilkii loo geestay Korneel Abshir Maxamuud Shataqeey

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka golayaasha dowladda iyo Shacabka Hirshabelle ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Allaha u naxaristee...

Madaafiic khasaare geysatay oo lagu weeraray degmada Balcad

Madaafiic la aaminsan yahay iney soo rideen xoogaga Al-Shabaab ayaa xalay ku soo dhacay xaafado ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Warka ayaa intaa...

Yuusuf Dabageed oo ku Digtay Madaxweyne Waare kana hadlay cida qaadeysa masuuliyada Dhibkii ka...

Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa ka hadlay xiisada ka taagan magaalada Baladweyne iyo safarka uu magaaladaasi ku...

Askari dil naxdin leh ka geystay Magaalada Jowhar oo xabsiga la dhigay

Askari ka tirsan ciidamada dowlada ayaa magaalada Jowhar ku dilay maanta gabar 9 jir aheyd xili ay ka qeyb  qaadaneysay dabaaldega munaasabada Ciidul-fitriga. Dilka naxdinta...

Sanadguuradii 5aad ee aasaaska Hirshabelle oo xalay Jowhar laga xusay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka caawa ka qeybgalay Munaasabad balaaran oo loogu dabaal degayay sanad guurada 5aad ee aaasaaska Dowlada...

Nabadoon Cali Dheere oo Caawa la dilay iyo Faah Faahino kasoo baxaya dilkiisa

Kooxo biskoolado ku hubeesan ayaa caawa fiidkii xaafada Xaawo Taako ee magaalada Baladweyne waxa ay ku dileen nabadoon Cali Maxamed Maxamuud (Cali Dheere) oo...

Jowhar: Maxay ka wada hadleen Cali Guudlaawe & Wakiilka QM ee Somalia? (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen  ayaa maanta Magaalada Jowhar kulan kula qaatay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobe Ambasador Jemes Swan qaar...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs