Wednesday, May 1, 2024

Dagaal culus oo saakay ka dhacay Ceelbacad iyo Janaraal Odawaa oo guul sheegtay

Dagaal xoogan oo u dhaxeeyay ciidamada milatariga Soomaaliya iyo dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay ka dhacay deegaanka Ceelbacad ee kuyaala duleedka degmada Buuloburte...

Muxuu Yuusuf dabageed kala hadlay Saraakiisha ciidamada gobolka Hiiraan? (Sawirro)

Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta shir gudoomiyay kulan guud oo looga hadlay Amniga kaasoo ka dhacay Magaalada Beledweyne. Dabageed ayaa warbixin...

Ganacsade caan ah oo noqday senatorkii 6aad ee lagu doortay Magaalada Jowhar

Ganacsade Xassan Iidow Maxamed (Kobac) ayaa ku guuleystay Kursiga Senatarka 6aad ee Aqalka Sare ka soo galaya Hirshabelle ka db doorasho ka dhacday Magaalada...

Jeneraal Biixi oo lagu soo dhaweeyay magaalada Baladweyne (Daawo Sawirro)

Taliyaha Ciidanka dhulka ee milatariga Soomaaliyeed, General Maxamed Tahliil Biixi iyo wafdi Saraakiil ah oo uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta...

Cali Guudlaawe oo ka hadlay qaraxii lagu le’day ee ka dhacay Baladweyne

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska qaraabada iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii lala...

Isbitaalkii ugu weynaa Baladweyn oo Xirmay iyo Dhaawacyo Dayacan (Daawo Sawirro)

Tan markii ay qaraxyada ka dhaceen Baladweyn taasi oo ay ku dhinteen in ka badan 50 qof, kuna dhaawacmeen boqol kale ayaa waxaa xiran...

Sheekh Aadan Madoobe oo Madaxweynaha Hirshabelle kala hadlay arrimo muhiim ah (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hooygiisa kulan kula qaatay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle mudane...

Al Shabaab oo shaacisay cida ay ahaayeen dadkii ay ku laayeen deegaan u dhaw...

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa saakay aroor hore dad badan oo la socday gaadiid xamuul siday iyo kuwa kale oo safar ahaa ku laayay...

Guddoomiyihii Degmada Buulaburte oo xilka laga qaaday iyo mid cusub oo la magacaabay

Wareegto kasoo baxday wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Hirshabelle ayaa xilka looga qaaday guddoomiyihii degmada Buulabute Axmed Mahad Nuur, waxaa lagu bedelay...

Tuuladii u dambeysay gobolka Sh/dhexe oo ka baxday gacanta Al-Shabaab (Sawirro)

Ciidamada XDS iyo kuwa degaanka ayaa maanta Al-Shabaab ka saaray Tuulada Hilowle gaab oo ah Tuuladii u dambeysay gobolka Shabeelaha Dhexe ay ka joogeen...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs