Saturday, May 18, 2024

Maxay salka ku heysaa dhibaatada Laascaanood? (Dib ugu laabo taariikhda)

Somaliland siyaasadeedu waa mid togan oo cabireysa xaqiiqda dhabta ah ee maamulkeeda ka dhex jirta, inkastoo ay ku badan tahay qiiro xambaarsan ciilqab iyo...

Ra’isul Wasaare Xamse oo guddoomiyay Shir Xasaasi ah oo looga hadlay Amniga (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta guddoomiyey kulan looga hadlayey xaaladda amniga dalka iyo cuna-qabataynta hubka ee saaran Soomaaliya...

Dhaawacyada Masuuliyiin iyo dad kale oo ku dhaawacmay Qaraxyadii Maxaas oo Muqdisho la keenay

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho lasoo gaarsiiyay qaar badan oo kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxyadii ismiidaaminta ahaa ee saakay ka dhacay degmada Maxaad ee...

Soomaaliya oo ka Nabdoon mid kamid ah Waddmada Caalamka ugu awoodda badan

Soomaaliya ayaa sannadihii u dambeeyay u muuqatay mid amnigeeda soo hagaagayay, waxaana hadda Soomaaliya dhinaca nabadgelyada iyo xasiloonida kaga hormartay waddamo dhoor ah ay...

Khasaaraha ka dhashay Weerarkii Maxaas oo kordhay iyo dad isku qoys ahaa oo ku...

Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qaraxyo ismiidaamin ah oo saakay ka dhacay degmada Maxaas ee gobolka Galgaduud, waxaana...

Al Shabaab oo weerar qaraxyo ku bilowday ku qaaday Ciidamo Kenyan ah oo safar...

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa weerar qarax ku bilowday ku qaaday kolonyo gaadiid ah ay wateen ciidamada dalka Kenya , xilli ay ku safrayeen...

Madaxweyne Guudlaawe oo si adag uga hadlay Qaraxyadii Maxaas Baaq cusubna diray

Madaxweynaha  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo ku hadlaya Afka Goleyaasha Dowladda iyo Shacabka Hirshabeelle ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska iyo qaraabada...

Sheekh Aadan Madoobe oo fuliyay mid kamid ah Shuruudihii Musharaxiinta Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa wax ka bedel ku sameeyay xubno ka tirsan guddiga farsamada ee...

Xildhibaan Shaaciyay arrin halisteeda leh oo ay ka shaqeenayaan kooxda Al Shabaab

Al Shabaab ayaa lumisay gacan ku heynta degmooyin iyo deegaanno badan oo gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhaxe kaga sugnaayeen, waxaana hadda socda abaabulka howlgalo...

Khasaaraha ka dhashay Duqeyntii Makeyevka oo korortay iyo Sababta sahashay oo la ogaaday

Ku-xigeenka Koowaad ee Madaxa Waaxda weyn ee Milliteriga-Diyaasada ee Milliteriga dalka Raashiya, Sareeye Guuto Sergey Sevryukov ayaa sheegay in Tirada dhimashada ee Askartii lagu...

News in English

Unifying Somali Support: Rallying Behind the President for Collective Progress

Significant concerns have been raised regarding the Somali president's apparent lack of awareness regarding the precarious economic situation facing the nation. This has been...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs