Saturday, May 4, 2024

Magacyada Maxaabiis ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay dagaal ka dhacay Sh/hoose

Dagaalo culus oo muddo kooban socday ayaa maanta ka dhacay duleedka degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose kaasoo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan. Mas’uuliyiinta...

RW Ku-xigeen shaqadiisa ku waayey aflaam anshax xumo ah oo Kombiyutarkiisa lagu arkay (Daawo...

Waxaa shaqadii ra'iisul wasaare ku xigeenka laga eryay Damian Green oo ka mid ah xulafada ay isku dhaw yihiin ra'iisul wasaaraha Britain Theresa May...

War cusub oo ka soo kordhay kiiska Soomaali gabar Australian ah ku dilay Maraykanka

Waalidka dhalay haweenay Australian u dhalatay oo ku baxday gacanta askari Maraykan ah oo asalkiisu Soomaali yahay ayaa sheegay in ay aad uga walaacsan...

Arimo Xasaasi ah oo looga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada maanta ku yeesheen Muqdisho

Shirkii caadiga ahee ee khamiislaha ay isugu yimaadeen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Xasan Cali Khayre ayaa looga hadlay arrimaha doorashooyinka,...

War Deg Deg Ah :Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo si kulul uga hadlay Go’aankii Maxkamada...

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka Axmed Cali Daahir oo goordhaw Shir Jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ka hor yimid go'aankii Maxkamada gobolka Banaadir kusii...

C/raxmaan C/shakuur oo si adag uga hadlay xarigii loo geestay Fariina u diray Madaxda...

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur ayaa Warbaahinta kula hadlay banaanka xarunta Maxkamada gobolka Banaadir kadib markii ay soo dhamaatay Maxkamadeyntiisa laguna waayay wax dambi ah. Waxa uu...

War Deg Deg Ah: Maxkamada Gobolka Banaadir oo Go’aan ka gaartay Dacwadii C/Raxmaan C/shakuur

Maxkamada gobolka Banaadir ayaa saakay la horgeeyay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo xeer ilaalinta dowlada Soomaaliya ku eedeesay dambiyo uu kamid ahaa qaran dumis. Xeer...

Akhriso: Warqadii lagu damiintay C/raxmaan C/shakuur iyo Shuruudo adag oo lagu xiray Damaanadii lagu...

Waxaa xalay xabsiga damiin looga sii daayay Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo dhoor habeen kahor ciidamada amaanka ka xireen gurigiisa, isagoo lagu eedeeyay in...

Wasiirka Amniga oo Raali galin ka bixiyay Xarigii loo geestay C/Raxmaan C/Shakuur (Daawo Muuqaal)

Wasiirka Amniga Xukuumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow oo xalay la hadlay Waxgarad iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda Beesha Hawiyeoo  ayaa raali galin ka bixiyay weerarkii...

Golaha Iskaashiga ee dowlad goboleedyada oo Qoraal kasoo saaray Xarigii C/raxmaan C/shakuur (Halkan ka...

Golaha Iskaashiga ee dowlad goboleedyada ayaa qoraal ay soo saareen waxa ay kaga hadleen weerarkii dhawaan Ciidamada Nabad sugida ku qaadeen Guriga Siyaasiga C/Raxmaan...

News in English

Undemocratic Constitution: Amalgamating the Separation of Powers

Absolutely, the democratization of a constitution without a clear separation of powers is indeed futile. Without this separation, the very essence of democracy is...

Xulka Allbanaadir

Ka farxi CIIDA Aabe Soomaaliyed oo musiibo ku habsatay & qoyskiisa...

Marxaladaha Nolosha Insaanka waxaa ugu qaalisan dhalinyaro-nimada oo ah xiliga ugu firfircoon ee uu qofka u shaqeysan karo, Maxaad u maleyneysaa xanuunka ay leedahay...

HINNA Jobs